1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Shiikh oo Markale Muqdisho Loogu Caleemo Saaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa goordhow loo caleemo saaray madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kadib munaasabad maanta ka dhacday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana xafladda kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Banaanbax Ka Dhacay Hargeysa Ka Dhacay iyo Mas’uul Ku Dhaawacmay Magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay dhigayeen taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani , waxaana looga soo horjeeday xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweye Muuse Biixi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka mdane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka kusoo dhoweeyay Wafdi ka socday dalka Kenya uu hoggaaminayo madaxweyne Uhuru Kenyatta, waxaana wafdigaan lagu wadaa in ay ka qeyb galaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaweynaha Jabuuti oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka kusoo dhoweeyay Wafdi uu hogaaminaayay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciiil Cumar Geelle, waxaana lagu wadaa inuu ka qeyb galo caleemo saarka…
1 daqiiqo Wafdi Ka Socda Dalka Masar oo Muqdisho Soo Gaaray Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhoweeyay dhigiisa dalka Masar Mudane Mustafa Madbuuli iyo wafdi uu hoggaaminaayay oo kamid ahaa madaxda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wufuud Kala Duwan Oo Muqdisho Soo Gaartay Magaalada Muqdisho waxaa ku soo qulqulaya wufuud kala duwan oo ka socota dalalka deriska iyo kuwa calaamka, kuwaas oo qayb galaya munaasibadda caleema saarka madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Waxaa saaka gebi ahaanba xiran waddooyinka magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu arkayo ciidamada dowaldda oo gaadiidka iyo dadweynaha u diidaya in ay adeegsadaan waddooyinka. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweyne dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde, waxaana soo dhoweynta wafdigiisa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay La-Taliyeyaal Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka dalka, waxaana loo magacabay laba mas’uul oo…