1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo War Kasoo Saaray Amniga Caleemo-saarka Madaxweynaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka magaalada Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagreen oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqddisho isaga iyo Wafdi uu hogaaminayay, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin kale duwan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Ka Tirsan Alshabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda Taliska ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay kusoo bandhigay nin la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab oo dhankooda iskusoo dhiibay, waxaana magaciisa lagu sheegay Mustaf…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil xalay dhalinyaro Soomaaliyeed loogu gaystay gudaha dalka Koonfur galbeed, xilli ay ku sugnaayeen xarumahooda ganacsi. Dhalinyarada dilka loo gaystay oo ahaa laba…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wufuud Muqdisho Ku Soo Qulqulaysa Magaalada Muqdisho waxaa ku soo qulqulaya wufuud kala duwan oo ka socota dalalka deriska iyo kuwa calaamka, kuwaas oo qayb galaya munaasibadda caleema saarka madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Jubbalanad oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe , ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaana soo dhweyntiisa qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Hordhaca Wufuud Kale Duwan oo Soo Gaaray Muqdisho iyo Kuwa La Filayo Waxaa saacadihii lasoo dhaafay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga dareemayay saxmad badan oo ku aadan wufuudda heer caalamiga ah ee soo gaaraya dalka, kuwaas oo la filaayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Booqday Wasaaradda Gaashaandhigga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoogga saari doonto howlgallada dalka looga xoreynayo xoogaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Dilay Haweeney oo Baydhabo Lagu Qisaasay Maxakamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun qisaas ah waxaa ay ku fulisay Gacan ku dhiigle Maxamed Goomey oo horay udilay marxuumad Xaawo Maxamuud Malaaq, taas oo…