6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM: Waa inaan si degdeg ah tallaabo u qaadnaa si aan uga hor tagno masiibo bini’aadannimo Xilli-roobaadkii afaraad oo xiriir ah oo taariikhi ah oo aanu roob di’in, sicirikii oo circa isku shareeray iyo gurmadka bini’aadannimo oo aan helin dhaqaale ku filan ayaa sababay koror boqolkiiba…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Arrimaha Diinta : Qofkii Xajka Aadayo $5,230 dolar Ayaa Laga Rabaa Wasaaradda arrimaha diinta iyo Awqaafta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay kharashaadka sanadkaan laga qaadayo xujayda dooneyso in ay soo gutaan waajibaadka xajka. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boqorka Belgium Oo Dal Africa Ka Tirsan Booqasho Ku Imaanaya Boqorka Belgium-ka, Philippe ayaa maanta oo Talaado ah booqasho taariikhi ah ku tagay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, gobolkaas oo ay si naxariis darro ah dhibaatooyin uga dhaceen intii Belgiumka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Lacag Loo Haysto Cyril Ramaphosa madaxweynaha dalka Koonfur Afrika , ayaa wajahaya baariska dhan ah shaqsiyaddiisa kadib markii uu ku fashilmay in uu cadeeyo lacag dhan 4 milyan oo dollar oo laga xaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo Kulmay Ergayga arrimaha Abaaraha iyo Gurmadka u qaabilsan madaxweynha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Ambassador FEI Shengchao . Ergayga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Abaaraha oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin QM iyo World Bank Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka u qaabilsan madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu saraysa hay’adaha Qaramada Midoobay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Guddiga Doorashooyinka KMG Puntland oo Kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soo Celinta Xiriirka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Kan Imaaraadka oo Laga Shiray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuun Madoobe ayaa maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga Imaaraadka carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:War Siciid Deni oo Daahfuray Shir Looga Hadlayo Dakhliga iyo Wax Soo Saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland ku daah-furay shirka dib-u-eegista Dakhliga guud iyo Kor u qaadista wax soo saarka Dowlad Goboleedka …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Kuxunno Kale Duwan Ridday Maxkamdda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybteeda 27-aad ayaa xukunno kale duwan ku ridday afar xuux oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kuwaas xafiiska xeer ilaalintu kusoo eedeysay in…