Golaha wasiirrada Somaliland ayaa kulan ku yeeshay magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland, waxaana kulanka shir guddoominayay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxaana wehlinayay madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxaana looga…