1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Dhallinyarada iyo Haweenka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi ah kula qaatay magaalada Baydhabo Dhalinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dekadaha oo Digniin U Dirtay Kalluumaysatada Soomaaliyeed Agaasimaha guud wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka Badda Xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur), oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa uu digniin ugu diray Kalluumaysatada Soomaaliyeed ee ka Jilaabta xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Oo Baaq U Diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweyne Xasan oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa booqday kaamamka ku yaalo magaalada, isagoo ugu baaqay shacabka in ay gurmad bini’aadanimo u fidiyaan dadka abaartu saameysay. Xasan Sheekh ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo deegaanka Booca oo qiyaastii 25km u jira magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in uu dagaal saacadihi la soo dhaafay deegaanka uu ku dhexmaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabih Berri Oo Markii Kale Loo Doortay Guddomiyaha Baarlamaanka Lubnaan Sharci-dejiyayaasha dalka Lubnaan ayaa u doortay guddomiyaha baarlamaanka Nabih Berri markii toddobaad, isbuucaan markii uu isku soo sharaxay xilka afhayeenka baarlamaanka. Berri, oo 84 jir ah, ayaa 65 cod ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rag Maraykanka Lacag Dul Dhigay Oo Mid Kamid Ah La Qabtay Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay lacago fara badan dul dhigtay rag keenyaan ah kuwaas oo loo haysto ka ganacsiga daroogada iyo duurjoogta. Min hal milyan oo dolar ayaay dowaldda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaanka Xisbiga WADANI Oo Digniin U Diray Ciidamada Somaliland Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa ugu baaqay in saraakiisha ciidamada iyo askartaba ay ka digtoonaadaan ku milanka siyaasadda. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa ciidamada uga digay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Magacaabay Guddiga Amniga Xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga munaasabadda Caleemo-saarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo dhowaan lagu wado in ay ka dhacdo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Laftagareen iyo Dhaqanka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo safar ku jooga magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa kulan la qaatay hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Odayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Booliiska Somaliland oo Fariin U Diray Mucaaradka Taliyaha ciidamada Booliiska Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadi( Dabagale) ayaa ka digay in ay mucaaradku sameeyaan Banaanbaxyo, kadib khilaaf xoogan oo soo kale dhex galay xukuumadda talada haysa iyo…