1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Kala Diray Guddiyadii Doorashooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii, ku aadanaa sidii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Dowladda Turkiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz, waxaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ergeyga Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo La Kulmay Safiirka Dowladda Sucuudiga Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Amb.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha NISA oo Xilka Lagu Wareejiyay Agaasimaha cusub ee hey’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa galabta si rasmi ah ula wareegay xilka hey’adda, kadib munaasabadda kooban oo ka dhacay xarunta hey’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Ka Qeyb Galay Janaasadii Marxuum Shirwac+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka uga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay ku geeriyoodey magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Xaashi iyo Safiirka Shiinaha oo Muqdisho Ku Kulmay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliye Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiine u qaabilsan Soomaaliya Fei Shengchao oo soo booqday. Danjiraha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Ka Hadlay Geerida Professor Shirwac Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo xubin firfircoon ka ahaa dalladda Bulshada Rayidka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo War Kasoo Saaray Geerida Professor Shirwac Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Khilaaf Ka Dhashay Sicir Bararka oo Ka Taagan Dowlad Deegaanka Soomaalida Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa ka taagan khilaaf u dhaxeeya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Mustafe iyo xisbiyada mucaaradka ah, kaas oo ka dhashay sicir barar baahsan oo ka kacay deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Goobjoog oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Prof Cabdullaahi Maxamed Shirwac Xasan Maxamuud Maxamed, agaasimaha guud ee Goobjoog Media Group ayaa tacsi u diray Prof Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ah Gudoomiyaha Hay’adda Tubta Nabadda kaas oo xalay ku geeriyooday Muqdisho Aagaasimaha…