1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo Ku Geeriyooday Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ah Gudoomiyaha Hay’adda Tubta Nabadda. Cabdullahi oo todobaad ku jira Coma kadib xanuun kusoo booday ayaa xalay geeriyooday iyada oo lagula tacaalayey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Cusub Ee Madaxtooyada iyo Ku-xigeenkiisa oo Xilka Lagu Wareejiyay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Kamid ah Ilaalada Guddoomiye Cumar Filish oo Muqdisho Lagu Dilay Askari la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidanka dowladda federalka ayaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dilay wiil dhallinyaro , kaas oo la sheegay inuu kamid ahaa ilaalada gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Dowladda Qatar? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliye Amb. Hassan bin Hamza Hashem, iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq La Gaarsiiyey Qoysas Ku Dhaqan Gobolka Banaadir Qoysas kamid ah kuwa Danyarta ah ee ku nool degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay deeq raashin ah, waxaana goobta ku sugnaa mas’uuliyiin ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo Wasiirka Qorsheynta oo Kulmay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta arrimo shaqo oo la xariira xaaladda Gurmadka Abaaraha ee dalka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Garruun iyo Jawaahir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeen Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Hoggaamiyihii Al-Itixaad Sheekh Cali Warsame oo Geeriyooday Waxaa geeriyooday Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ahaa, ee reer Burco Sheekh Cali Warsame Xasan isaga oo ku jiray da’da 83 sano. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikh Nololeedkiisa: Sheekh Cali Warsame…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adda Xuquuqda Aadanah HRW: Madaxweyne Xasan Dib U Eegis Haku Sameeyo Baaritaanka Xasuuqqii Deegaanka Golaleey Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Humar Right Watch ayaa markale warbixin ka soo saartay dil laba sano ka hor deegaanka Golaleey loogu gaystay shaqaalo caafimaad. HRW ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iran Oo Qabsatay Markab Laga Leeyahay Gariigga Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada Iran ayaa lagu soo qabtay markab laga leeyahay dalka Gariigga kaas oo siday shidaal, xilli uu marayay biyaha Iran. Ciidamada kacaanka Iran ayaa howlgalkaan…