1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Jawaahir Oo Ku Geeriyootay Muqdisho Sanatar Jawaahir Axmed Cilmi oo ka mid ahayd Baarlamaankii 10-aad ee dalka ayaa goordhow ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Sentarada oo mudooyinkii Dambe ku xanuunsanayd Caasimadda Muqdisho ayaa ugu dambeyn…
2 daqiiqo Sheeko:War Gabar 15 jir soomaali ah Oo Dalka Masar Ku Dishay Darawal Isku Dayay Inuu kufsado Gabar da’yar oo soomaali ah ayaa soo afjartay nolosha darawal Bas oo isku dayay inuu kufsado, falkan ayaana ka dhacay xaafada 6-dii October magaalada Giza ee dalka Masar. laamaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha oo La Kulmay Guddiga Gurmadka Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Beni-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya Mudane Xildhibaan Abdirahmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladaha Spain iyo France oo Lagu Eedeeyay Xaalufinta Badaha Soomaaliya Hey’adda Blue Marine Foundation oo dhaqdhaqaaqda badaha laga sameeyo xaalufinta kalluumaysiga aan sharciga aheyn ayaa sheegtay in Badaha Soomaaliya maraakiib shisheeye ay kawadaan kalluumaysi sharci-darro ah, waxaana warbixinta hey’adda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Golaha Shacabka Aadan Madoobe iyo Safiirka Taliyaaniga? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa waxay kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Midowga Yurub Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa (EUSR) marwo Annette Weber oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmada Deyniile oo Guddoomiye Loo Magacaabay Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Cumar Filsh ayaa guddoomiye xusub waxaa uu u magacaabay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, kadib markii guddoomiyihii degmadaas Maxamed Abuukar Cali (Jacfar ) uu kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Midowga Yurub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roob Doon ah oo Maanta Laga Tukaday Cadaado Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta laga oogay Salaadda Roobdoonta ah, kadib Abaar baahsan oo ku dhufatay gobolka iyo guud ahaan dalka intiisa kale, waxaana dib u dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Beyle oo Kulan Muqdisho Kula Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan UK Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda UK. Mas’uuliyiinta uu la kulamy wasiirka ayaa kamid ah…