1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cabdi Xaashi oo La Kulmay U Qaybsanaha Midowga Yurub Ee Geeska Afrika Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska (EUSR) Marwo Annette Wamber oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo Soomaaliya Sacuudiga Ku Dacweysay Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ayaa dacwo ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbisay dowladda Sacuudiga, taas oo ay ku sheegtay in qaybsashada tirada xujayda sanadkaan hoos looga dhigay. Wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Toogasho Ka Dhacday Maraykanka Wararka laga helayo magaalada Uvalde ee gobalka Texas ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in nin dhalinyaro ah uu weerar ku qaaday arday waxbarasho ku jirtay. Inta la xaqiijiyay weerarka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Khilaafka Doorashada Somaliland Waxaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday kulan u dhaxeeyay xisbiyada mucaaradka UCID iyo WADANI ee Somaliland iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble iyo Shacabka Muqdisho oo Shaaha Wada Cabaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta wakhti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho, bulshada ayaa waxay u samaynayeen salaan iyo marxabeyn ay kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Booqday Taliska Ciidanka Qalabka Sida Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay Talisyada ciidamada kala duwan ee qalabka sida, waxaana safarkiisa ku wehlinayey mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Kormeerka madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Eedeysane Dil Geysay oo Xukun Lagu Riday Maxakamadda gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa xukun dil ah ku ridday eedeysane Cali Maxamed Jaamaca, ikaas oo Da’diisa lagu sheegay 40 jir, isaga oo lagu eedeeyay inuu dil…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska Gaalkacyo oo Ka Hadlay Aabe Ilmihiisa Ku Dilay Magaalada Taliska ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa faahfaahin ka bixiyay dhacdo saakay ka dhacday xaafadda israac, kadib markii Aabe uu laba caruur ah uu ku dilay ku dilay , ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Dheeraad ah oo Laga Helayo Aabe Ilmihiisa Ku Dilay Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa Aabe subaxnimadii saakay ilmo uu dhalay ku dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana dilka uu si gaar ah uga dhacay xaafadda Israac…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Saraakiil Ciidan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federlka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenadda Golaha Shacabka ayaa maanta waxay shahaado sharaf guddoonsiyeen saraakiil ka…