Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka Dalkaasi marwo, Stergomena Lawrence Tax.…