1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Xasan Kadib Safarkiisii Imaaraadka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Biden oo Booqasho Ku Tagay Japan Madaxweynaha wadanka Maraykanka Joe Biden ayaa maanta Isniin ah gaaray dalka Japan, waxaana halkaas si diiran ugu soo dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha Japan Fumio Kishida, waa lmarkii labaad oo madaxweynaha Biden uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Hore Xuseen Oo Loo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii uu xilka la wareegay maanta oo isniin ah. Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa loo magacaabay agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya, waxaana xilka qaadis lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay dalka isutagga Imaaraadka Carabta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Xilka Lagu Wareejiyay Madaxweynah Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka madaxweynaha dalka uu kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib munaasabad ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qeyb Galaysa Shirweynaha Hey’adda Caafimaadka Adduunka Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda fedralka Soomaaliya Fowziya Abuukar Nuur iyo wafdi ay hoggaaminaysay waxaa ay gaareen magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaa ay kaga qeyb galayso shirka sanadlaha ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo Xukun Xabsi Ah Ku Ridday Wariyayaal Maxkamadda gobalka Maroodi jeex ee Somaliland ay xukunno kala duwan ku ridday wariyayaal saddax ah oo horay ciidamada Somaliland ay u soo xireen. Go’aan ka soo baxay maxkamadda Somaliland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Amar Duldhigay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in dhamaan laga noqday go’aannadii shaqada looga joojiyay shaqaalaha wasaaradda arrimaha dibadda tan iyo bilawgii sanadkaan. Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Samafale Coldoon Oo Xabsi Lagu Xukumay Maxkamadda racfaanka ah ee Somaliland ayaa xukun xabsi ah ku ridday samafale Cabdi maalik sheekh Muuse Coldoon oo kamid ah dhalinyarada Somaliland. Coldoon oo muddo ku xirnaa xabsiyada Somaliland, isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Jubbaland? Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa shir gudoomiyay kulan ay yeesheen golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland, kaas oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah. Madaxweynaha…