1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Suuriya Oo Xeel Dheerayaal Ciidan U Dirtay Ruushka Dowladda Suuriya ayaa saraakiil xeeldherayaal ku ah bambooyinka sida daran wax u gumaada u dirtay dalk Ruushka si ay qayb uga noqdaan dagaalka Ukraine. 50 xeeldheerayaal askar ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta La Wareegaya Villa Soomaaliya Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabqan qaabadii ugu dambeysay ee munaasibadda xil wareejinta madaxweynaha Soomaaliya, taas oo lagu wado in saacadaha soo socda ee maanta ay ka dhacdo Villa Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowraha Qaranka oo Dalbaday Joojinta Xeer La Ansixiyay Hanti-dhowraha Qaran dowladda federalka Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa waxaa ra’iisulwasaare Maxamaed Xuseen Rooble looga dalbaday joojinta sharci golaha wasiirrada ay meel mariyeen khamiistii, waxaana qoraalka Maxamed Maxamuud Cali lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo La Kulmay Madaxweynaha Imaaraadka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Kulankaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guuddoonka Labada Aqal oo La Kulmay Guddigii Doorashada Madaxweynaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulan la yeeshay guddigii doorashooyinka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koofur Galbeed oo Deegaan Ka Tirsan Shabeellada Hoose u Magacowday Maamul Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maamul cusub u magacaabay deeganka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose, waxaana qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Shabeellada hoose Ibraahim Aadan Najax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Dhallinyaro ah oo Lagu Dilay Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil maanta ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii halkaas lagu dilay wiil dhallinyaro ah, kaas oo siweyn looga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qiimaha Hubka iyo Rasaasta oo Hoos u dhac Ku Yimid Kaddib Doorashdii Madaxweyne Xasan Sheekh Iyada oo todobaad uun laga joogo doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa durba waxaa hoos udhac laga dareemayaa qiimaha hubka iyo rasaasta ay ka joogeen suuqyada caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ururuka Xamaas Ee Falastiin oo Ka Hadlay Doorashadii Maxaweyne Xasan Shiikh Madax siyaasadda ururka Xamaas ee reer Falastiin Ismaaciil Haniya ayaa ka hadlay guushii doorasho ee madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo markii labaad Baarlamaanku u doortay hoggaaminta Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, Ismaaciil …
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicsi: Waa kuma Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Markale Noqday Madaxweynaha Soomaaliya? Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabqan qaabadii ugu dambeysay ee munaasibadda xil wareejinta madaxweynaha Soomaaliya, taas oo lagu wado in beri ay ka dhacdo Villa Soomaaliya. Madaxweynaha Cusub ee dalka…