1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Sarkaal Loo Xiray Abiy In U Dhaliilay Jeneraal caan ah oo u dhashay dalka Itoobiya oo dhaleeceeyay xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamad kaddib markii la xiray toddobaadkan, sida ay sheegtay xaaskiisa, xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulanka Ra’iisulwasaare Rooble iyo Madaxweynahaa UAE Ra’iisulwasaarah dalka Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka isutagga imaaraadka carabta ayaa kulan la qaatay madaxweynaha UAE Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Rooble ayaa madaxweynaha Imaaraadka iyo dowladdiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rooble oo U Ambabaxay Imaaraadka Carabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida madaxweynihii geeriyooday dalka Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid AlNahyaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Farmaajo oo Kawada Hadlay Munaasabadda Xilwareejinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, labada mas’uul ayaa kawada hadalay dhowr arrin. Kulanka ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Baaqna u Diray Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federalka ah, golaha ayaa hombalyo u diray madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya madane Xasan Shiikh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Qaabilay Safiirka Dowladda Masar Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dal Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz, iyaga oo kawada hadlay xiriirka labada dal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo La Kulmay Madaxweynaha Jubbaland Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam. Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo sidii si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo La Kulmay James Swan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabisan Soomaaliya Ambassador James Swan, iyaga oo kawada haday arrimo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Taliyaaniga oo Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Safiirka dowladda Taliyaaniga u fadhiya Soomalaiya Alberto Vecchi ayaa dhambaal salaan iyo hambalyo ah usoo diray madaxweynaha cusub ee la doortay Xasan Shiikh Maxamuud oo labada gole ee Baarlamaanku u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkish Airline oo Hakad Galisay Duulimaadyadyadeedii Muqdisho Ogow Sababta Shirkadda diyaaradaha Turkish Airline ayaa joojisay duulimaadyadii Muqdisho ay ku imaan leyd laga bilaabo 19-ka ilaa 28-ka May 2022, waxaana sababta lagu sheegay in garooonka ay ka jirto Shidaal yari…