1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Farmaajo oo Madaxtooyada Ku Kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan maanta ku yeeshay xarunta madaxtooyada, kwaxaana uu ahaa mid booqasho iyo salaan isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Balcad Qarax xoogan oo geystay khasaare ayaa maanta ka dhacay magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, kadib markii Bam Gacmeed lagu tuuray goob Maqaayad ah oo ay ku sugnaayeen ciidan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Soomaaliya U Balan Qaadday Kordhinta Taageerada Ay Siiso Xoghayaha guud ee qaramada midoobay António Guterres ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Guterres ayaa madaxweynaha ugu hambalyeeyay dib u doorashadiisa, isagoo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka Oo Ciidamo U Soo Dirayo Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa qorsheyneysa in ay markale dalka Soomaaliya u soo dirto cutubyo ka tirsan ciidamada dalkeeda kadib markii horay maraykanka ciidamada uga saaray dalka. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Larry Edward André, Jr. Madaxweynaha Jubbaland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo La Kulmay Madaxweynaha Xasan Shiikh Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa booqasho hambalyo iyo salaan ah ugu tagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee la doortay Xasan Sheekh Maxamuud. Rooble ayaa madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo La Kulmay Taliyeyaasha Ciidanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka iyo Booliiska Odawaa Yuusuf Raage iyo Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, iyagoo kawada hadlay arrimo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiinaha Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Afhayeenka wasaaradda arimaha dibadda Shiinaha Zhao Lijian, oo ka hadlayay doorashada Soomaaliya ayaa hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal ka soo baxay shiinaha ayaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Aadan Madoobe Oo Kulan Yeeshay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ugu tagay guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka, kadib doorashadii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe ayaa kawada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kumaandooska Soomaaliya oo Ka Hadlay Howlgallo Laga Sameeyay Hiiraan Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal laga Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal ee Gobolka Hiiraan looga saaray…