1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Axmed oo Ka Hadlay Doorashada Madxweynaha Soomaaliya Ra’iisulwasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Ali ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo markiisii labaad ku guulaystay inuu dalka hoggaamiyo, waxaana uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jabuuti oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Shiikh Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo habeenimadii xalay Baarlamaanka labada gole ay u doorteen madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka iyo Ingiriiska oo Hambalyeeyay Xasan Shiikh Waxaa isi soo tarayaa hambalyada loo jeedinayo madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikjh Maxamuud oo labada gole ee Baarlamaanka 11-aad ay u doorteen madaxweynaha 10-aad ee dalka, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Shiikh Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh oo caawa loo doortay madaxweynah 10-aad, waxaana uu Allah uga baryay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Oo Markale Loo Doortay Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada madaxweynaha Soomaaliya, taas oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Doorashadaan oo sanadkaan ay isku soo taageen 39 musharax, kuwaas oo buuxiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Shiikh iyo Farmaajo oo u Gudbay Wareegga 3-aad Waxaa goordhow soo dhammaatay wareega labaad ee doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana wareegaan ku tartamay afaetii musharrax ee ugu codka badanaa wareegii 2-aad, waxaana wareega sedexaad u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Deni, Farmaajo, Kheyre iyo Xasan Sheekh ayaa u gudbay wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha Waxaa goordhaw la soo gabagbeeyay wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya. Doorashadaan oo ay isku soo sharaxeen 39 musharax, ayaa waxaa ka hor inta aysan bilaabmin doorashada guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xirnaashaha Waddooyinka Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada Caawa waxaa gebi ahaanba hakad la geliyay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada Muqdisho, taas oo lagu wado in ay beri ka dhacdo doorashada madaxweynaha 10-aad ee dalka. Ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalmka oo War Kasoo Saartay Doorashada Barri Wakiillada Beesha caalamka ayaa war kasoo saaray doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, oo barri lagu dooran doono magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoo baaqay u diray xildhibaannada codeynaya oo loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tanaasulka Musharixiinta Iyo Doorashada Berri Waxaa magaalada muqdisho aad looga dareemaya diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Xilli lagu wado in maalinta berri ah ay magaalada ka dhacdo doorashada madaxweynaha 10-aad ayaa waxaa…