1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Geelle Oo Ka Haray Tartanka Madaxtinimada Dalka Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ahaa musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu isaga haray tartanka oo lagu wado in berri la qabto. Geelle ayaa kamid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Labada Aqal oo Guddoomiyey Shir Looga Hadlay Amniga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shil Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Somaliland Shir Gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa geystay khaasre isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo garay dad shacab ah oo saarnaa gawaarida shilka gashay, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho oo Bandow Lagu Soo Rogay Ciidanka Booliiska dowladda federalka Soomaaliya ayaa Bandow kusoo rogay magaalada Muqdisho, kaas oo caawa bilaaban doona, sida uu sheegay taliska, waxaana la joojiyey isku sodka dadka iyo gaadiiska caasimadda, xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaraadka Carabta oo Madaxweyne Cusub Yeelatay Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan maanta loo doortay madaxweynaha dowladda iskutagga Imaaraadka Carabta, kadib geeridii ku timid madaxweynihii hore Sheikh Khalifa, Alnahyaan ayaa muddo ahaa Dhaxal suge. Wakaaladda wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharixiinta Madaxweynaha Oo Amar Cusub La Dul Dhigay Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha ugu baaqay in soo gudbiyaan shaqsiyaadka codadka u tirinaaya. War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in musharixiinta ay illa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweinihii Imaaraadka Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii Dowladda Imaaraadka Carabta Sheikh Khaliif Bin Zayid Ala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Dalka Imaaraadka Carabta oo Geeriyooday Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalkaas ee WAM, Sheekh Khalifa, ayaa ahaa 73…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda iyo Ahlusunna oo Ku Dagaalamay Dhuusamareeb Ciidamo ka tirsan dowladda federalka Soomalaiya iyo xoogag ka tirsan dagaalamashaa Ahlusunna ayaa maanta ku dagaalamay magalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug, waxaana dagaalka oo ka bilowday duleedka magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Qalbidhagax Ka Xaalmariyay Gaboodfalkii Farmaajo Kula Kacay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baal marsan loogu…