1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo Lataliye Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka oo Bayaan Kasoo Saaray Amniga Doorashada Madaxweynaha Guddoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray bayaan ku aadan amniga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomalaiya, xilli lagu wado in maalinta barrito ay ka bilaabato…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Golaha Shacabka? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho kula kulmay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sacdiyo Yaasiin Xaaji. Kulanka ayaa waxaa inta badan looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Danab oo Ka Warbixiyay Howlgal Laga Sameeyay Jubbaland Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgal laga sameeyay Jubbaland lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab, sidoo kale lagu qabtay kuwa kale sida ay hadalka u dhigeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Aminga Doorashada Madaxweynaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni oo ay ka socoto qaban qaabada doorashada madaxweynaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Jadwalka Hadaljeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa shaaciyay liiska kala horaynta hadaljeedinta musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya. Khudbadaha musharixiinta madaxweynaha ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka bilaabato xarunta afisyooni ee xalane. Hadaljeedinta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Magacayada Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Guddiga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ayaa maantaa soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharraxiinta u tartamaya madaxweynaha 10-aad, guddiga ayaa xusay in sedexdii maalin oo ay socotay la diiwaangeliyay 39 musharrax, waxaana lagu…
4 daqiiqo Sheeko:War Farmaajo: Aabbihii Musuqmaasuqa Waxaan dhowaan daawaday muuqaal kooban oo uu Farmaajo ku sheegayo in mar kale uu yahay musharrax u taagan qabashada xilka ugu sarreeya dalka, sidoo kale uu diyaar u yahay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saaray Doorashada Soomaaliya Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay qorshaha lagu soo gabagabeynayo doorashooyinka dalka, kuwaas dhowrjeer diba ugu dhacay waqtiga loo qabtay. war kasoo baxay saaxiibada caalamka ayaa lagu sheegay in ay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diiwaangelinta Musharixiinta Madaxweynaha Oo Maanta La Soo Gabagabeynayo Waxaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeynayaa diiwaangelinta musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynanimada Soomaaliya oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka socotay xarunta aqalka sare. Diiwangelinta…