2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iran Oo Laba Jibaaraysa Saliidda Dunida Ay U Dhoofiso Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay dalka Iraan Ebrahim Raisi, ayaa sheegay in dalkiisa uu kordhin doono saliidda ceyriinka ah ee dibadda uu u dhoofiyo marka la gaaro bisha August…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Haiti: Xildhibaan Hore Oo Loo Haysto Dilka Madaxweynihiisi Waaxda cadaaladda Maraykanka ayaa dacwad ku soo oogtay sentor hore oo ka tirsanaa baarlamaanka dalka Haiti, kaas oo lagu eedeyay in uu ku lug lahaa dil bishii july ee sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle Oo Muqdisho Ku Kulmay Guddoomiyayaasha golaha wakiilada maamulada Galmudug, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo muddooyinkii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa yeeshay kulama gaar ah oo looga hadlayay xaaladda siyaasadda dalka. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo Taliska ATMIS? Guddoomiyaha golaha Shacabka Shiikh Aadan Madoobe ayaa caawa kulan deg deg ah wuxuu isugu yeeray taliska sare ee howlgalka nabad ilaalinta ATMIS, waxaana uu kala hadlay amniga doorashada iyo wada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo Baaq u Diray Musharraxiinta Guddiga doorashada madaxweynaha JFS ayaa ugu baaqay musharraxiinta isku diiwaangalisay tartanka xilka Madaxweynaha in musharrax waliba laga doonayo inuu maalinta barrito ah uu soo gudbiyo 400 afar boqo oo nuqul…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadn Madoobe oo La Kulmay Bulshada Rayidka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la yeeshay ururada bulshada rayidka (SONSA), wuxuuna bogaadiyay doorka muhiimka ah ay ku leeyihiin dib…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacayada Muasharraxiinta La Diiwaan Galiyey guddiga doorashada madaxweynaha ayaa maanta shhalay diiwaan galiyay 32 musharrax kuwaas oo u tartamaya xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana doorashada lagu wadaa in 15-ka bisha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Xildhibaannada Xawaadle Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xildhibaannada laga soo doorto Hirshabeelle, gaar ahaan gobolka Hiiraan oo naftiisu kasoo jeedo. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Habraaca Amniga Doorashada Madaxweynaha oo Lasoo Saaray Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa shaaciyay habraaca amniga , taas lagu wado in 15-ka bisha ay ka dhacdo Teendhada Afisyooni ee xerada Xalane, habraaca ayaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Shiikh oo Qaatay Shahaadada Musharraxnimo Maxaa Lagu Xasuustaa? Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa qaatay Shahaadada musharraxnimada madaxeynha 10-aad ee dalka, taas oo dhowaan ka dhacayso magaalada Muqdisho. Hassan Shiikh Maxamuud…