1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Rooble oo Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay 3-da May Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka waxaana uu ammaanay kaalinta muhiimka ee saxaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay: Saxafiyiinta Soomaaliya Waxa Ay Wajahayaan Halis Qaramada midoobay ayaa wariyayaasha iyo warbaahinnada Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta xoriyadda saxaafadda. 3 May, ayaa sanad waliba dunida laga xusaa munaasibadda xoriyadda Saxaafadda, iyadoo la soo bandhigo guullihii iyo caqabadihii…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicsi: Xorriyadda Saxaafadda oo Dhulka Gashay inta uu Joogay Farmaajo Tan iyo markii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo February 8, 2017, waxaa uu hoos u dhac xooggan ku yimid xorriyadda hadalka iyo guud haan helidda xogaha kala duwan hey’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dunida Oo Laga Xusayo Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Waxaa maanta May 3, dunida oo dhan laga xusayaa maalinta xuriyadda saxaafadda iyaga oo la badinayo wacyigelinta arrinkan la xiriirta, waxaa sidoo kale dowladaha looga digayaa iney ku xadgudbaan xuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Xasan Shiikh? Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulan Muqdisho kula qaatay madaxweynihii hore dalka Xasan Sheekh Maxamuud oo kusoo booqday hoygiisa. Xasan Sheekha ayaa kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo Ku-xigeenka Wakiilka QM? Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe ayaa maanta kulan Muqdisho kula qaatay ku-xigeenka wakiilka guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya haweenayda lagu magacaabo Anita Kiki…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir oo Shacbka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed wuxuu u diray hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul fidriga, waxaana Allah uga baryay inuu sanadkaan sanadkiisa bedqab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Shiikh oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Madaxweynihii hore dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda ciidul fidriga oo bari ku beegan maalinteeda koowaad oo caalamul Islaami looga dabaaldegayo, waxaana sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda ciida bisha Soonfureed oo bari looga dabaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomalaiyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul fidriga oo maalinta barri looga dabaal degayo caalamul islaami, waxaana uu Allah uga baryay inuu sanadka…