1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Cabdi Xaashi iyo Shiikh Aadan Madoobe? Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Madoobe ayaa kulan maanta ku yeeshay Muqdisho, iyaga oo kawada hadalay arrimaha hortabinta u leh Baarlamaanka FS. Kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shiikh Shariif oo Kamid Noqday Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad Madaxweynihii hore dowladdii kumeel gaarka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday xidhibaan ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, isaga oo ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#146…
1 daqiiqo Sheeko:War Shiikh Shariif oo Jowhar u Doontay Kursiga HOP#146 Shariif Sheekh Axmed madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka aheyd ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, halkaas oo lagu wado in ay ka dhacdo doorashada kuraas ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle : Saddex Kursi Oo Jowhar Lagu Dooranayo Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Saddexda kursi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Caawa Ka Socda Dhuusamareeb iyo Sababta? Ciidamada ammaanka iyo nabad sugidda maamul goboleedka Galmudug ayaa caawa maagalada Dhuusamareeb kawada howlgallo ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo, ciidamada ayaa lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha. Saraakiisha ciidamadu waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Munaasabaado Isku Soo Beegmay oo Shaqaalaha Dowladda Loo Fasaxay Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaqaalaheeda waxaa ay ka fasaxday shaqada labada maalin ee Ciida, taas oo ay naga xigto maalin qura, iyadoo qoraal kasoo baxay agaasimaha wasaaradda shaqada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Odawaa Yuusuf oo Gaaray Xudur, Amarna Bixiyay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray magaalada Xudug ee gobolka Bokool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana kulan la qaatay saraakiil ciidan xoogga dalka ah …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare? Guddoonka golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah. 1- Warbixin guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe oo Mursal Kala Wareegay Xilka Guddoomiyaha Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad Shiikh Aadan Madoobe ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka guddoomiyha golaha, kadib kulan xilwareejin ahaa oo Baarlamaanku isugu yimid, waxaana uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xilwareejinta Golaha Shacabka iyo Buuq Hareeyay Kulanka Golaha Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa ka dhextaagan xarunta golaha shacabka oo ay ka socoto kulan xildhibaannada ay yeelanayaaan. Buuqqa ayaa yimid kadib markii maamulka Villa Somalia ay gudaha xarunta soo…