6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sooyaalka Guddoomiyeyaashii Golaha Shacabka Ee Soomaaliya(1954-2022) Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa uu guddoomiye u doortey Sheekh Aadan Maxamed Nuur , waa markii 2aad ee Adaan Madoobe la doorto, waana markii 17-aad ee Soomaalida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle : Saddex Kursi Oo Jowhar Lagu Dooranayo Waxaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Saddexda kursi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xilwareejinta Guddoonka Golaha Shacabka Oo Maanta Dhaceyso Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay yeeshaan kulankoodii ugu horeyay kadib doorashadii guddoonka golaha shacabka. Mudanayaasha ayaa xalay loo diray farriimo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Balcad Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro gaystay oo subanimadii hore ee saaka ka dhacay wadada xriirisa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Gacanta Ku Dhigay Dilaagii Atooraha Badda Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey dil habeenkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo loo geystay Isbatoore ka tirsanaa ciidanka booliiska oo lagu magacaabi jiray Atooraha Badda, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo Hadashay Doorashada Guddoonka Baaralamaanka, Baaqna Daba Dhigtay Saxiibada Soomaaliya ee Beesha caalamka ayaa war kasoo saaray doorashadii guddoonka Baarlamaanka 11-aad labadiisa gole oo xalay kusoo idlaatay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoo bogaadiyeen xubnaha cusub ee loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed oo Soo Bandhigtay Sarkaal Kasoo Goostay Al-shabaab Ciidamada nabadsugidda iyo sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay xubin ka tirsan Al-shabaab oo ay sheegeen inuu isku soo dhiibay dhankooda, waxaana la sheegay inuu ahaa salkaal Cumar Deerow…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo Hambalyo u Diray Guddoomiye Ku-xigeennada Golaha Shacabka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo wuxuu diray guddoomiye ku-xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sacdia Xaaji Samatar iyo Cabdullaahi Maxamed Abshirow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Abshirow oo Ku Guulaystay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Waxaa goordhow soo ildlaatay doorashada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya, waxaana ku tartamay Mahad Cabdalla Cawad iyo Cabdullaahi Abshirow. Doorashada oo aheyd wareegii labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliiska oo Muqdisho Lagu Dilay Kooxo hubaysan ayaa goordhow oo caawa ah waxaa ay xaafadda Taleex degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku dishay askari ka tirsanaa ciidamada booliiska federalka Soomaaliya. Marxuumka la dilay ayaa waxaa…