1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh oo Hambalyeeyay Guddoomiye Aadan Madoobe Madaxweynihii hore ee dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, waxaana uu bogaadiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe, Akhriso Loolankii uusoo Galay 30-kii Sano ugu Dambeysay? Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya, doorasho ka dhacday Teendhada Afisyooni ee xerada Xasan, waxaana la isla gaaray wareegga labaad ee doorashada,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo caawa lagu doortay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo Ku Guulaystay Guddoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa caawa ku guulaystay guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad Jamhuuriyadda federalka, kadib markii wareega labaad ay isla soo gaareen Xasan Cabdi, oo musharraxa kale. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wareega Labaad Aadan Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur oo Isku Soo Haray Waxaa goordhow soo idlaatay wareega koowaad ee doorashada golaha shacabka, waxaana ku taramay 8 mushararxa, waxaa u gudbay wareegi xiga 4 musharrax, kuwaas oo helay codadka ugu sareeya, Xildhibaan Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doodarashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Bilaabatay Imisa Musharrax Ayaa Ku Tartamaysa? Waxaa goowdhow Teendhada Afisyooni ee xerada xalane ka bilaabatay doorashada guddoonka giolaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad, waxaana goobta soo wada gaaray xildhibaannada golaha, sida uu cadeeyay guddoomiye Cabdirisaaq Cumar Maxamed…
1 daqiiqo Guddoomiye Dhabancad oo Diiday in Hoolka Laga Saaro Xildhibaannadii Ceelwaaq Lagu Doortay Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka Amb Cabdisalaan Xaaji Dhabancad ayaa ku diiday in hoolka ay ka dhacayso doorashada guddoonka golaha shacabka laga saaro xilidhibaannadii dhowaan lagu dooratay Ceelwaaq. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shir Looga Hadlay Amniga Doorashada oo Muqdisho Ka Dhacay Shir looga hadlaayay amniga guud ee dalka, si gaar ah midka doorashada guddoonka golaha shacabka iyo mida madaxweynahana ayaa waxaa uu ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Farmaajo oo Ka Shaqeynaya Dib u dhaca Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Iyada oo saacadda ay dhaaftay 2-badii duhurnimo ee xilliga Muqdisho ayaa weli wax ka yar 20% oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ayaa gaaray xarunta ay doorashada ka dhaceyso Afisyooni.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka: Doorashada Nabad Halagu Dhameeyo Wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray xaaladda doorashada guddoonka golaha shacabka oo lagu wado in maanta ay ka dhacdo Muqdisho. Saaxiibada ayaa ugu…