2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Guddoonka Golaha Shacbka Oo Saaka Dhaceyso, Akhriso Yaa U Tartamaya Waxaa maanta oo Arbaca ah lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada guddoonka golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka. Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka iyo labaddiisa ku-xigeen oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Waxaa goordhaw dalka soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo ra’iisulwasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble oo safar laba maalin ah ugu maqnaa magaalada Geneva ee dalka switzerland. Rooble ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ATMIS Oo Warbaahinta Uu Diidday In Ay Tabiyaan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Ciidamada ATMIS ee sugaya ammaanka xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni oo lagu qabanayo doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa diiday in shaqaalaha baarlamaanka iyo warbaahinta in ay gudaha u galaan xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Xijaar oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Wasiirka amniga xukuumadda federlka Soomalaiya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaqo joojin waxaa uu ku sameeyay taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar, wax yar kadib markii uu shir ku…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdirisaaq oo Ka Horyimid Hadal Kasoo Baxay Xubno Ka Tirsan Guddiga Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka golaha shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka horyimid hadal kasoo baxay xubno kamid ah guddiga oo Muqdisho Shir jaraa’id ku qabtay iyaga oo sheegay in xildhibaannada lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Kamid ah Guddiga Doorashada oo Xildhibaannada Gedo u Diiday Ka Qeyb Galka Doorashada Guddoonka Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka golaha shacabka oo shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa sheegay in xildhibannada lagu soo kala doortay magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaareey aysan ka qeyb gali doonin…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xijaar: Ma Damaanad Qaadi Karo Amniga Doorashada, Dib Haloo Dhigo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa wuxuu guddiga doorashada golaha shacabka ka dalbaday in doorashada guddoonka golaha shacabka dib loo dhigo, waxaana uu sabab uga dhigay in…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Golaha Shacabka oo Afisyooni Barri Lagu Doonayo, Imisa Musharrax Ayaa U Taagan Waxaa maalinta Barri ah lagu wadaa in magaalada caasimadda ah Muqdisho ay ka dhacdo doorashada guddoonka golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuurioyadda federalka Soomalaiya, waxaana 27-ka April tahay maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharraxiinta oo Cambaareeyay Carqaladeyntii Dhaarinta Xildhibaannada Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku cambaareeyay carqaladeyntii lagu sameeyay goobtii ay ka socotay dhaarinta xildhibaannada lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Xijaar: Majiraan Booliis Xirtay Villa Hargaysa,Booliiskuna Maba Ilaaliyo Taliayaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneral Cabdi Xasan Xijaar ayaa ka hadlay halka uu marayo diyaar garowga ciidanka ee dooorashada guddoonka golaha shacabka oo lagu wado in barri ay ka dhacdo…