1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Musharax Cabdi Xaashi Cabdillaahi Oo U Tartamaya Xilka Guddomiyaha Aqalka Sare? Guddoomiyihii hore ee aqalka sare Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa markale u tartamaya xilka guddoomiyaha aqalka sare oo maanta lagu dooranayo Muqdisho. Hadaba waa kuma Cabdi Xaashi Cabdillaahi? Waxaa uu ku…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Musharax Cismaan Abuukar Dubbe Oo U Tartamaya Xilka Guddomiyaha Aqalka Sare? Cismaa Abuukar Dubbe oo kamid ah senatorada Aqalka sare sidoo kalena ah Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa kamid ah musharixiinta maanta u tartamaysa xilka guddoomiyaha aqalka sare. Hadaba Waa Kuma Cismaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Musharax Saalax Axmed Jaamac Oo U Tartamaya Xilka Guddomiyaha Aqalka Sare? Saalax Axmed Jaamac oo ah senator katirsan aqalka sare sidoo kalena ah wasiirka Dastuurka ee Soomaaliya ayaa ah musharax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Aqalka Sare. Hadaba Waa Kuma Saalax…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Aqalka Sare Oo Saaka La Dooranayo Waxaa maanta oo Talaada ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada guddoonka Aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad ee dalka. Doorashada guddoomiyaha aqalka sare iyo labadiisa ku-xigeen ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Karaash Oo Deni Ku Eedeyay Jabinta Shuruucda Puntland Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa war ka soo baxay xafiiskiisa waxa uu ku sheegay in madaxweynaha Puntland amarkii uu ku diiday magacabiista uu sameeyay ay tahay wax baalmarsan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Guddoomiyayaasha La Doorto Haddii Hantida La Soo Dhacay Wax Laga Siiyo Dalka Horumar Ma Gaarayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble oo magaalada Geneva kulan kula qaatay jaaliyadda Soomaaiyeed ee dalka Switzerland ayaa warbixin ka siiyay xaaladda dalka. Kulanka oo ay ka soo qayb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Weerarkii Dhacay Waxaa Lagu Carqaladaynayaa Hamsami u Socodka Doorashada Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay tahay fal laga xukumaado weerarkii lagu qaaday hotel lagu dhaarinayay xidhibaannadii lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Ergayga UK Ee Geeska Afrika? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan Geeska Afrika iyo Badda Cas Danjire Philip Parham, ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddomiye Dhabanacad Oo Dil Ka Badbaaday Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka BJFS Amb Cabdisalaam Axmed Dhabancad ayaa sheegay in ay soo weerareen ciidamo ka tirsan dowladda goobtii ay ka socotay dhaarinta xildhibaannada lagu soo doortay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siciid Deni oo Ka Horyimid Wareegtadii Karaash Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ahna musharrax madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa ka horyimid wareegto kasoo baxday madaxweyne ku-xigeenka maamulka Axmed Cismaan Karaash, kaas oo lagu magacaabay xilal…