1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannadii Lagu Doortay Ceelwaaq oo Muqdisho Lagu Dhaariyey. Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa goordhow Muqdisho ku dhaariyey xildhibannadii lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, waxaanata tira xildhibaannadu ay gaaraysaa 16 mudane. Madasha lagu dhaariyay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo Afisyooni Ka Dhacaysa Maaalinta barri oo taariikhdu ku beegan tahay 26-ka bisha April 2022-ka ayaa waxaa lagu wadaa in doorashada guddoonka aqalka sare ay ka dhacdo Teendhada Afisyooni ee aagga Xalane, waxaana la…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Karaash Oo In Kabadan 15 Xil Magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa saacadihii la soo dhaafay sameeyay magacabis guddoomiyayaal degmo iyo gobal. Karaasha ayaa war ka soo baxay xafiiskiisa lagu sheegay in guddoomiyaha gobalka Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boosaaso: Nin Hubaysan Oo Dad Shacab Ah Dilay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil dad shacab ah magaalada Boosaaso loogu gaystay habeennimadii xalay, kadib markii ay rasaas fureen rag ku hubaysan qoryaha daran dooriga u dhaca.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Gaystay Oo Muqdisho Ka Dhacay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro gaystay oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid xooggan inta badanna laga maqlay xaafadaha magaalada ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Macron Oo Markale Ku Guulaystay Doorashada Faransiiska Madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron ayaa markale ku guulaystay doorashada madaxtinimada dalka Faranasiiska. Dadweynaha Faransiiska ayaa shalay oo Axad ahayd u safaf dhaadheer u galay codbixinta wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ATMIS Oo Bandow Ku Soo Rogtay Xerada Xalane Howlgalka midawga afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa war ay soo saareen ku sheegay in ay xanibaad dhanka dhaqdhaqaaqa ah ay ku soo rogeen xeendaabka xerada Xalane. ATMIS ayaa sheegtay in…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Batroolka Oo Saaka Hortagaya Xeer Ilaalinta Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in wasiirka Badroolka xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed uu hor tago xeer ilaalinta qaranka . Qoraalka kasoo baxay xeer ilaalinta 21-kii bishan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobta Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Lagu Dhawaaqay Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in lasoo gabagabeeyay qabanqaabadii doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka ah Soomaaliya, waxaana uu xusay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska Nugaal oo Diray Digniin Dhanka Amniga ah Taliska Booliiska gobolka Nugaal ayaa maanta kulan looga hadlayay amniga caasimadda Puntland ee Garawe waxaa ay ku yeesheen magaalada, waxaana gabagabadii kulanka kadib la hadlay warbaahinta taliyaha qeybta Booliska Gobolka…