1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Lagu Doortay Jowhar Kursi ka tirsan golaha sahacabka ayaa maanta lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta KMG u ah maamulka Hirshabeelle, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#009, waxaana ku tartamay ilaa laba musharrax oo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Batroolka oo Isniinta Hortagaya Xeer ilaalinta, 10 su’aal ay tahay inuu ka Jawaabo! Wasiirka Batroolka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed ayaa isniinta waxaa uu hortagayaa xeer ilaalinta qaranka iyada wax laga weydiin doono heshiiska uu la saxiixday Shirkadda Coastline Exploration…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Geneva iyo u Jeedka Safarkiisa Ra’iisulwasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland,halkaas oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo loo sameeyay kulan mahad celin ah Kulan ay soo qaban qaabiyeen Qaxootiga yamaniyiinta eek u sugan magaalada muqdisho ayaa waxa ay ugu mahad celiyeen Hey’ada Hormuud Salaam Foundation Taageerida, Taakuleynta iyo Afurinta Bisha ramadaan oo sanad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland Oo Soo Dhaweysay Doorashada Kuraasta Ceelwaaq Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeyay doorashada 16-ka kursi ee gobalka Gedo ee lagu qabtay magaalada Ceelwaaq. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deno oo ah mushar xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jowhar: HOP#009 Oo Saaka La Dooranayo Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo doorashada kursi kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadiisu tahay Hirshabeelle.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya Oo Safiir iyo Qunsul U Soo Diraysa Soomaaliya iyo Somaliland. Dowladda Kenya ayaa safiir cusub iyo qunsul u soo magacaawday dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa u soo magacabay safiirka cusub ee dalkiisa u fadhin doonna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Gaystay Oo Baladweyne Ka Dhacay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay saldhig ku yaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Qaraxa oo inta badan jugtiisa laga maqlay xaafadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka Oo Dhageysanayo Khudbadaha Musharixiinta Maalintii Labaad Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka ayaa maanta markale dhageysanaya khudbadaha musharixiinta guddoonka golaha shacabka. Khudbadaha musharixiinta u sharaxan guddoomiye ku-xigeenka koowaad iyo kan labaad ee golaha shacabka baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle oo Mareykanka Uga Qeyb Galay Shir Looga Hadlayay Hormarinta iyo Iskaashiga Geeska Afrika Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda federalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo safar shaqo ku jooga wadanka Mareykanka ayaa ka qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada ku yaalla Geeska Afrika, kaas oo ay…