1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Barri Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ayaa maalin barri waxaa ay leeyihiin kulan ka tirsan u diyaargarowga dooorashada guddoonka golaha shacabaka, iyad oo qaban qaabadiisa gabagabo ay marayso. AJandaha kulanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Canshuura oo Amar Duldhigay Ganacsatada Biraha Dhoofisa Taliyaha ilaalinta hoggaanka canshuuraha Cabdullaahi Xasan Bariise oo shir-jaraaid ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in maanta wixii ka dambeeyo aan dalka laga dhoofin karin bilaraha daxalaystay iyo gawaarida burburtay, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay oo War Kasoo Saartay Qaraxii Liido Ka Dhacay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray qarax habeenimadii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaas oo lagu qaaday maqaayad ku taallada xeebta Liido, waxaana qoraal kasoo baxay xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga FEIT Oo Amar soo Saartay Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa amray in la dedejiyo dhaarinta xildhibaannada golaha shacabka ee lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobalka Gedo. War ka soo baxay guddiga FEIT ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Guddoomiye Dhabancad? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wuxuu xafiiskiisa kulan kuula qaatay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad oo ay ka wadahadleen howsha doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Cali Guudlaawe? Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa wuxuu ku qaabilay madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Muqdisho. iyaga kawada haday dhowr arrin Rooble ayaa Guudlaawe kala…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Rooble oo Hambalyeeyay Xildhibaannada Ceelwaaq Lagu Soo Doortay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo waxuu u diray xildhibannada lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, oo maanta lagu soo gabagabeeyay doorashada 16-ka kursi ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbland oo Soo Gabagabaysay Kuraasta Deegaan Doorashada Labaad Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa maanta Jubbaland ay kusoo gabagabaysay doorashada 16-ka kursi ee gobolka Gedo, kuwaas oo maalintii shalay la gudo galay doorashadeed,iyadoo maanta la dooray 5…
8 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Hadal Jeedintii Musharraxiinta Guddoomiyaha Aqalka Sare Senatarrada aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta dhegaystay hadal jeeedinta sedex musharrax oo u taagan kursiga guddoomiyaha aqalka Sare,kuwaas, ka horjeediyay golaha waxqabadkooda haddii ay guulaystaan, waxaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Doorashada Ceelwaaq Guddiga xalinta khilaafaadka ee arrimaha doorashooyinka ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashooyinka isbarbar socda ee ka socda magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaarreey ee gobalka Gedo. Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka ee arrimaha…