1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ceelwaaq Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Doorashada Jubbaland Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT Jubbaland ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay magaalada Ceelwaaq ku qabtaan doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay Jubbaland.…
2 daqiiqo Sheeko:War Dagaalka Ukrain|Ruushka Oo Markii Ugu Horeysay Qirtay Khasaare Ka Soo Gaaray Weerarkii Markab Ugu Weyna Badda-Madoow Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku dhawaaqay in dalalka xulafada la ah ay “ugu dambeyntii” siinayeen hubka uu dalbaday dalkiisa, dhinaca kalena Ruushka ayaa qirtay khasaaraha nafeed oo kasoo gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Maanta Kulmaya, Akhriso Ajendaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa shaaciyay jadwalka Hadal jeedinta guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo labadiisa ku-xigeen. Maanta oo sabti ayaa lagu wadaa in khudbadahooda la dhageysto…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta Kulmaya, Akhriso Ajendaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa shaaciyay jadwalka Hadal jeedinta guddoomiyaha golaha shacabka iyo labadiisa ku-xigeen. Maanta oo sabti ayaa lagu wadaa in khudbadahooda la dhageysto musharixiinta guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax xoogan ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xeebta Liido degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan goob maqaayad ah oo ka soo horjeeda Ocean View, waana maqaayad goor dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha Ceelwaaq Madaxweynaha Dowlad Goboleed Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Gobolka Gedo halkaas oo ay ka dhacday doorashada 8 kursi oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo baxay gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 8 Xildhibaan ayaa Lagu Doortay Ceelwaaq Doorasho saaka ka dhacday Ceelwaaq, oo ah deegaan doorashada 2-aad ee Jubbaland waxaa lagu doortay ilaa sideed xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka 11-aad. Xildhibaannada ayaa kala ah: …
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore ee Kenya oo Geeriyooday Madaxweynihii hore dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa geeriyooday sida ay shaacisay madaxtooyada dalkaas iyadoo laga soo xigtay madaxweynha talada haya Uhuru Kenyatta. Kibaki ayaa geeriyooday isaga oo 90 jir, wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbland oo Ciidamo Geysay Ceelwaaq Dowlad goboleedka Jubbland ayaa ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Daraawiishta waxaa ay geysay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaas oo lagu wado iney ka dhacdo doorashada kuraasta ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo u Yeeray Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Rooble Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u yeeray wasiirka wasaaradda Betroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed, waxaana qoraalka kasoo baxay lagu amray wasiirka xafiiska…