1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Caafimaadka Oo Xarigga Ka Jartay Qaybta Saalada Qaliinka Ee Isbitaalka Banaadir Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa maanta waxuu xariga ka jaray qeyb cusub oo loogu tala galay Saalada qaliinka lagu sameeyo. Munaasabad xarag jar ah oo ka dhacday xarunta…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Musharax Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe, Akhriso Loolankii uusoo galay 30-kii sano ugu Dambeysay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Adan Madoobe) oo ahaa musharaxii ugu horeeyey ee sheega inuu u tartamayo guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad ayaa goordhow waxaa uu qaatay shahaadada diiwaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo Sii Daysay Qaar Kamid Ah Wariyayaal U Xirnaa Ciidamada booliiska Somaliland ayaa xabsiga ka sii daysay 12-kamid ah 15- wariye oo dhawaan lagu xiray magaalada Hargeysa. Waxaa sidoo kale wararka naga soo gaarayo Hargeysa ay sheegayaan in weli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Bedel Jaamac Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u raxmadee, Abwaan Badal Jaamac Xersi (Laangare), oo kubaysan caawa ku dileen degmada Kaxda ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa Tabeelaha Sheekh Ibraahim ayaa waxaa lagu weeraray Bom nuuca gacanta laga tuuro ah, waxaana ka dhashay khasaare iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Abwaan Bedel Jaamac Xirsi oo Caawa Muqdisho Lagu Dilay Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada Kaxda ee gobolka Banaadir waxaa ay ku dilay Abwaan Bedel Jaamac Xirsi oo siweyn loogo yaqaanay caasimadda , waxaana uu ka mid ahaa odayaasha dhaqanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Cambaareeyay Weerarkii Madaafiicda ahaa Villa Hargeysa Lagu Tuuray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu cambaarayay weerarkii Hoobiyeyaasha ahaa ee maanta lagu qaaday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, xilli uu socday fadhi wadajir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Xildhibaan Kuulow Ka Geeriyooday oo Dib Kismaayo Loogu Doortay Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbalanad ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Kismaayo. Kursigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga JADWALKA DOORASHADA GUDDOONKA Golaha Shacabka BJFS BFS Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonka Golaha Shacabka (Xilliga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga JADWALKA DOORASHADA GUDDOONKA AQALKA SARE BFS Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare (Xilliga…