1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Labo Ka mid ah Qaraabada Farmaajo oo Buuq Ka Sameeyey Baarlamaanka Soomaaliya Xilli uu socday kulanka wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka federalka ayaa waxaa buuq ka dhex abuuray labo xildhibaan oo qaraabo la ah Farmaajo kuwaas oo kala ah xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Al-shabaab oo Hoobiyeyaal Ku Weeraray Villa Hargeysa iyo Khasaare Ka Dhashay Tiro madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa maanta waxaa lagu weeraray xarunta Villa Hargeysa ee maagaalada Muqdisho, xilli uu socday kulan wadajir ah oo ay la haayeen labada gole ee Baarlamaanka federalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Goorta Ay Dhacayso Doorashada Guddoonka Labada Aqal Baarlamaanka federalka Soomalaiya oo maanta kulan wadajir ah iskugu yimid labadiisa gole ayaa ansixiyey xeerka doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka federalka, waxaana lagu dhawaqaay goorta ay dhaci doonto doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Lagu Soo Qabtay Ciyaal Weero oo Laga Sameeyay Muqdisho Maamulka degmada Dhaekeenley ee gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay howlgal habeenkii xalay laga sameeyay degmada, kaas oo ciidanka ammaanku ay ku beegsanayeen dhallinyaro la magacbaxday ciyaal weero oo dhac iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Federaalka ah oo Leh Kulan Lagu Ansixinayo Xeer Doorasho Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka leh kulan wadajir ah oo lagu ansixinayo xeerka doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamaanka iyo midka doorashada madaxweynaha. Kulanka oo dhacaya Villa Hargeisa ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Axmed Madoobe iyo Guddiga FEIT? Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal FEIT Muuse Geelle Yuusuf, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Bari Ee Baarlamaanka? Waxaa lagu wadaa in maalinta bari Muqdisho ay ku kulmaan labada gole ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya, kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa ajandayaal dhowr ah oo ku qotoma doorashada guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Mooto Bajaajle ah oo Lagu Dilay Muqdisho Askari la sheegay in uu ka tirsanaa ciidamada dowladda federalka Soomaaliya ayaa gowrdhow oo caawa ah waxaa uu qof shacab ah ku dilay agagaarka Kulyadda Jaalle Siyaad ee degmada Deyniile…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiyada Doorashooyinka BFS oo Kawada Hadlay Xeerka Doorashada Guddoonka Labada Gole Guddiyada qabanqaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada jir ah yeeshay, ayaa ka wada hadlay xeerka doorashooyinka guddoonka labada gole iyo madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shabka oo Guddoomiye Doortay Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo shalay la magacaabay ayaa guddoomiye u doortay wasiirkii hore ee amniga xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamuud, kaas oo xubnaha ka helay…