4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sidee Madaxweyne Xasan Sheekh Ugu Hiiliyey Haweenka Soomaaliyeed 2012-2016? Haweenka Soomaaliyeed, sanadkan 2022-ka waxaa ay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ka heleen ilaa iyo hadda 20%, mana muuqato rajo intaas ka badan, taasi oo ah nisbo aad u yar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay gaarsiisay xarunta maama ugaaso oo lagu xanaaneeyo Caruur lagasoo kala aruuriyay wadooyinka muqdosho kuwaasi oo ahaa darbi jiif Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay gaarsiisay xarunta maama ugaaso oo lagu xanaaneeyo Caruur lagasoo kala aruuriyay wadooyinka muqdosho kuwaasi oo ahaa darbi jiif. Deeqdaan lacageed ayaa hay’adu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Muuse Geelle iyo Xubno Ka Tirsan FEIT oo Gaaray Kismaayo Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban Muuse Geelle Yuusuf ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah maamulka goboleedka Jubbaland, waxaana soo dhoweeyay madax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle: Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qarax xooggan uu goordhaw ka dhacay magaalada. Qaraxa ayaa lala eegtay gaari uu la socday midkamid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garyaqaanka Guud Oo Dalbaday In La Laalo Kiiska Maxkamadda Sare Ee FEIT Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa maxkamadda sare ka dalbaday in ay gebi ahaanba ka noqoto xirtana kiiska Fahad Yaasiin ee ka dhanka ah guddiga doorashooyinka FEIT. War ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ururka Saxafiyiinta Solja oo War Kasoo Saaray Wariyeyaal Maalintii 4-aad u Xiran Somaliland Ururka saxafiyiinta Solja ee ka dhisan Somaliland ayaa war kasoo saaray xarigga tiro saxafiyiin ah, kuwaas oo xiran maalintii afaraad, waxaana qoraal kasoo baxay lagu sheegay in xalaado caafimaad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kornel Xaadoole oo Ku Guulaystay Kursiga HOP#106 Magaalada Jowhar ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa maanka lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad , kaas oo tirsigiisu yahay HOP#106, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Guddiga Qabanayo Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo Lasoo Magacaabay Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta doortay guddiga qabanaya doorashada guddoonka oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, guddigaan la doortay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Premier Bank competes $ 21,000 for Mogadishu university students with top-notch business startup ideas The Hal-abuur start-up competition is officially kicked off today at the Premier Bank’s Tower at Maka Al-Mukarama Street, Mogadishu. Premier Bank has launched today its first Hal-abuur start-up venture competition…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 10 Warfidiyeen oo uu Ku Jiro Weriyaha Goobjoog oo Maalintii 4-aad u Xiran Somaliland In ka badan 10 weriye oo ka hawlgala Somaliland ayaa maalintii 4-aad waxaa ay ku xiran yihiin xabsi ku yaala caasimadda Hargeisa. Weriyeyaasha xiran waxaa ka mid ah agaasimaha Goobjoog…