1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada oo Ku Qulqulaya Teendhada Afisyooni, Sidee Ku Tagayaan? Waxaa bilowday in xildhibaannada dooran ee baarlamaanka 11-aad ay gaaraan teendhada Afisyooni halkaas o ay ka dhici doonto dhaarta xildhibaannada. Inkasta oo ay ka dib dhaceen waqtiga loo asteeyey ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Heshiiska ay Maanta Ku Dhacayaa Baarlamaanka 10-aad iyo Farmaajaba! Waxaa maanta daaha loo laabayaa, oo dhacaya dhammaan hey’adihii jiray iyada oo laga bilaabo xiligan uu dalku galaya isbadal cusub. Sida ku qoran heshiiskii doorashada dadban iyo habraacyada la socday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo Qeyb Ka Noqon Doona Dhaarta, Akhriso Sababta Waxaa maanta la filayaa in la dhaariyo xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, taasi oo soo afjareysa doorasho socotay sideed bil. Heshiiska laga gaaray xildhibaannada Koonfur galbeed oo habeenimadii Arbacada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xoghayeyaasha Labada Aqal oo Fariin Ku Aadan Dhaarinta u Diray Xildhibaannada Cusub Ee Labada Aqal Xoghayeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya Cabdikariim Xaali Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa fariin waxaa ay u direen Sanatarrada iyo xildhibaannada cusub ee la doortay ee lagu wado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WFP oo Galmudug u Ballan Qaaday Kordhinta kaalmada la siinayo Bulshada Abaartu Saamaysay Hey’adda cuntada adduunka ee WFP oo kaah-shaneysa wasaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatey munaasabad lagu daahfurayay kordhin lagu sameeyay tirada qoysaska lasiinayo kaalmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga oo Soo Bandhigay Xubin Ka Tirsan Al-shaab oo Isku Dhiibay Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigeen Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garyaqaanka Guud Ee Dowladda Oo Maxkamadda Sare Ka Dalbaday Laba Isbuuc Garyaqaanka guud ee dowladda ayaa maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay warqad uu ku codsanayo in la siiyo muddo laba isbuuc ah oo uu kaga soo jawaab celiyo dacwadda maxkamadda…
6 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Warbixinta Heritage ee Shaqo La’aanta Dhalinyada Amniga Soomaaliya Mudnaansiinta Shaq abuurka si loo gaaro Xasillooni Machadka Daraasaadka Heritage ayaa waxaa uu soo saaray warbixin cusub oo xoogga saareysa Shaqo La’aanta Dhalinyada Amniga Soomaaliya Mudnaansiinta Shaq abuurka si loo gaaro Xasillooni iyada oo sharaxaad ka bixisay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg Dhawaqa Rasaas Xooggan Oo Laga Maqlayo Jeelka Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in gudaha xabsiga wayn ee Hargeysa ay ka socoto israsaaseyn xooggan. Israsaaseynta ayaa timid kadib markii xabsiga ay ka baxsadeen qaar kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaarinta Kadib, Goorma Ayuu Farmaajo Waayi Doonaa Sharciyadda uu Sheegto?! Khamiista ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhaariyo xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, taasi oo si rasmi ah meesha uga saari doonta baarlamaankii 10-aad, bog cusubna u fureysa…