2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 2030: Sanad Gudihii oo Labo jeer ay Muslimiinta Soomi doonaan Waxaa dhammaan baraha bulshada aad looga hadal hayaa hadal dhawaan ka soo yeeray caalimka wayn ee cilmul falagga reer Sacuudi Khaalid al-Zaqaq. Caalimkaan ayaa sheegay in sanadka 2030-ka dadka muslimka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FEIT: Xildhibaannada Hoolka Dhaarinta Ha Yimaadaan 14-ka April Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada munaasibadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal, iyagoo ku wargeliyay xildhibaannada inay diyaar noqdaan maalinta khamiista ah oo ay…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda 62 Sano Guurada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Maanta ciidamada xoogga dalka ee JFS waxaa ay u dabaaldegayaan sanad guurada 62-aad ee markii la aasaasay, waxaana munaasabado lagu qaban-doonaa qeybo badan oo dalka ah. Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdulqaadir Cosoble Cali oo Ku Guulaystay HOP#140 Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa caawa waxaa lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#140, waxaana ku tartamay musharrax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda iyo Al-shaab oo Ku Dagaalamay Baay Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo Milatariga dowladda oo isku dhinac ah iyo xunbo ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay duleedka Degmada Diinsoor ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baarlamaanka Pakistan oo Doortay Ra’iisulwasaare Cusub Baarlamaanka Pakistan ayaa maanta doortay Ra’ iisulwasaare cusub, kadib markii ay xilka ka qaadeen Imran Khaan, waxaana Baarlamaanku Ra’iisulwasaaraha dalka u doortay Shehbaz Sharif oo hoggamiya xisbiga xisbiga Pakistan Muslim…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Xildhibaannada Guud Ee Shahaadada Qaatay Guddiga doorashooyinka dadban ee FIET ayaa waxaa uu wali wadaa bixinta shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka11-aad, waxaana guud ahaan shahaada xildhibaannimo iyo aqaansiga qaatay 206 Xildhibaan. 1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Musharraxiinta oo War Kasoo Saaray 12-Ka April Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa hambalyo laga soo hormariyay 12-ka April waxaa ay u direen ciidanka xoogga dalka oo Barri u dabaal degaya 62 sano guuradii kasoo wareegtay maalintii la’aasaasay sabadkii1960-kii.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Urur Siyaasadeedka Mideeye Oo Ku Guulaystay Duqa Deg. Qardho Golaha deegaan Degmada Qardho gobolka Bari ee Puntland oo doorasho qof iyo cod ah lagu doortay 2021-kii ayaa markii ugu horaysay soo doortayguddoomiyaha degmadaas iyo duqa magaalada, kadib doorasho dhacday.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Marcon Oo Loolan Adag Wajahay, Akhriso Natiijada Wareegga Labaad Doorashada Faransiiska Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa loolankii ugu adkaa ee doorashada kala kulmaya haweenayda u sharaxan xisbiga midigta fog ee Le Pen. Macron ayaa hogaaminaya natiijada horu dhaca ah ee doorashada madaxtinimo…