1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Oo Gurmad U Dirtay Buuhoodle Dowladda Soomaaliya ayaa saaka markii ugu horaysay deeq raashiin ah u dirtay magaalada Buuhoodle ee gobalka Togdheer oo kamid ah deegaanada ay sida ba’aan u saamaysay abaarta dalka ka jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Pakistan Oo Cayriyay Ra’iisulwasaare Imran Khan Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa codka aqlabiyadda ah kalsoonidii kala noqday ra’iisulwasaarihii dalkaas Imran Khan, kadib mooshiin ka dhan ah xukuumaddiisa oo loo soo gudbiyay golaha. Mooshiinkaan oo ay hormuud u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Musharraxiinta oo Kasoo Horjeestay Go’aankii Midowga Afrika Midowga Musharraxiinta ayaa si adag waxaa ay uga soo horjeestay war-Saxaafadeedka kasoo baxay Midowga Afrika ee lagu sheegay in danjirii midowga Afrika Francisco Madeira uu shaqadiisa sii wadan doono, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Francisco Madeira oo Lagu Dhawaaqay Inuu Dalka Soo Gali Karin Warqad qoraal ah oo kasoo baxayday wasiirka amniga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa waxaa lagu amray agaasimaha hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha inuu dib uga celiyo warqadaha aqoonsiga danjihii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ATMIS oo Xirtay Xalane War qoraal ah oo kasoo baxay howl-galka ATMIS ayaa waxaa bandow loogusoo rogay kaamka Xalane muddada u dhaxeysa 10-16 sababo la xiriira hawlgallo amni iyadq oo arrinkan lagu wargeliyey hey’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga oo Sheegay Iney Isku Soo Dhiibeen Xubno Al-shabaab ah Ciidamada xoogga dowladda federalka ah ee Soomaaliya qeybtooda 43-aad ayaa maanta sheegay in ay isku soo dhiibeen laba xubin oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo iska dhiibay degmada Luuq ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble Midowga Musharraxiinta? Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka dalka oo heer gebogebo ah maraya,…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Wada Bixinta Shahaadooyinka Asbuucii Labaad Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federal FEIT ayaa wali wada bixinta aqaaonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 11-aad, waxaana guddigu uu shaaciyey in 193 mudane ay qaateen. 1. Abdisalam…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Diiday Ceyrinta Madera Guddoomiyaha midowga Afrikha Moussa Faki Mahamat ayaa sheegay inuu shaqada sii wadayo, oo kalsooni cusub uu siiyey ergaygiisa Soomaaliyeed Medeira. H.E. Moussa Faki Mahamat, oo goordhow qoraal soo saaray ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Giriigga: Muwaadin Soomaaliyeed oo Badbaadiyey 31 Qof oo Sharci Darro Loogu Xukumay 142 sano Maxkamad ku taalo dalka Giriigga ayaa sifo sharci darro ah waxaa ay xukun dhan 142 sano ku riday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Hanad Cabdi Maxamed, kaas oo ahaa tahriibe …