1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga FEIT Oo Shaacisay Dib u Celinta Doorashada 4 Kursi uu Ku Jiro Midka Fahad Yaasiin Guddiga doorashooyinka heer Federaal FEIT ayaa ku dhawaaqay in dib loogu celiyo doorashada afar kursi oo kala ah HOP#154, HOP#103, HOP#086 iyo HOP#204. Kuraastaan ayay guddigu sheegeen in aan loo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shahaado Siinta Xildhibaannada Oo Muqdisho Ka Socoto Waxaa maalintii Shanaad hotel ku yaalla gudaha garonka diyaaradaha Aadan Cadde ka socda bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka 11-aad Xarunta guddiga oo ay ku sii qulqulayaan xubnaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International iyo Human Right Oo Ka Hadlay Tacaddiyo Loo Gaytay Qowmiyadda Tigrayga Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ee kala ah Amnesty International iyo Human Right Watch ayaa si wada jir ah warbixin ay uga soo saareen dagaaladdii ka dhacay Itoobiya ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Milatari ah oo Lagu Soo Daadiyay Waddooyinka Muqdisho Ciidamo la sheegay in ay ku labisan yihiin dharka Milatariga ciidamadda dowladda federalka ah ayaa waxaa lagu arkayaa caawa waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo ku hubaysay gadiid iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Alshabaab oo Iska Fogeysay Qorshaha Beegsiga Farmaajo iyo Rooble Al-shabaab ayaa gebi ahaan iska fogaysay in ay wadaan qorshe ay ku dilayaan Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Farmaajo, waxaana ay si cad u sheegeen in aanu…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Geedisocodka Doorashada Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada golaha shacabka ah federalka Soomaliya oo maraya heer gabagaba ah, waxaana ay baaq u direen maamullada Hirshabeelle iyo Jubbaland, kuwaas oo aan wali…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Xildhibaannada Maanta Shahaadada Qaatay Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii afaraad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 40…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federalka iyo Beesha Caalamka oo Ka Shiray Dhibkii Ka Dhacay Suuqa Hargaysa Ra’iisalwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta guddoomiyay shir u dhaxeeyay dowladda federalka iyo beesha caalamka, waxaana diiradda lagu saaray musiibadii ka dhacday suuqa Hargaysa. Waxaana intii uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shafiir Kheekh: NISA Hormuud Ayey u Noqotay Cabsi Galin Madaxda Qaranka Madaxweynihii hore dowladdii kumeel gaarka aheyd ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa si kulul uga hadlay digniin kasoo baxday hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka ee NISA , taas oo ku…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Digniinta NISA oo Lagu Tilmaamay Qalqalgelin Amni, Khatargelin Doorasho iyo Weeraro Soo Socda Hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA ayaa qoraal ay soo saartay habeennimadii Isniinta ku sheegay in heyso shirqool ka dhan ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo iyo ra’isul wasaare Maxamed…