2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boris Johnson oo Ballan Qaad u Sameeyey Ganacsatadii Hantida Ku Waysay Suuqa Hargaysa Ra’iisal Wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson oo ka hadlayey dabkii habeenimadii xalay ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargeysa ee Waaheen ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada ka dhalatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi Oo Hal Milyan Ugu Deeqay Dadkii Ku Hanti Beelay Suuqa Waaheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan degdega isugu yeedhay ganacsatada waaweyn iyo rugta ganacsiga Somaliland iyo xubnaha guddida heer qaran ee loo igmaday masiibada dabkii baaxadda lahaa ee xalay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Liiska Magacyada Xildhibaannada Shahaadada Qaatay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta aqoonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaliya, waxaana guddigu Shahaadooyinkooda siiyay in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Salaam Foundation oo deeq lacag ah gaarsiiyay Haween danyara. Maanta oo ah Maalinta Koowaad ee Bisha Barakeysan ee ramadaan, ayaa Hay’ada Hormuud Salaam Foundation deeq lacageed waxa ay gaarsiisay qoysas danyar ah oo ay ku jiraan dad qaba baahiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Qas Ka Dhex Wada Baraha Internet-ka Ku Leeyihiin Maamul Goboleedyada iyo Guddiyada Doorashada Maamulka Farmaajo ayaa la sheegayaa iney qas iyo jahowareer ka dhex wadaan qaar ka tirsan bogagga rasmiga ah baraha bulshada Internet-ka ay ku leeyihiin qaar ka tirsan maamul goboleedyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FEIT Oo Bilaabay Bixinta Shahaadooyinka Xildhibaanada Labada Aqal Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa saaka oo sabti ah bilaabay bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal. Xildhibaan Mohamed Ali Omar (Caana-nuug) ayaa noqday xildhibaankii ugu horayay ee la siiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Rooble oo Ka Hadlay Dabka Ka Kacay Suuqa Hargaysa Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuiseen Rooble ayaa ka hadlay dab ka kacay suuqa wayn ee magaalada Hargaysa ee Somaliland, kaas oo gaystay khasaare baaxad leh, isagoo dalbaday in loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xoogan oo Ka Kacay Suuqa Wayn ee Hargaysa Dab xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa wayn ee magaalada Hargeysa caasimadda Somaliland, kaas oo geystay khasaare hantiyadeed oo aad u baahsan, waxaana uu yahay mid aad ugu faafaya suqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisalwasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed u Diray Hambalyo iyo Duco Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, oo caawa bilaabatay. Ra’iisulwasaaraha ayaana sheegay in la caawiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo Shaacisay Bilashada Bisha Ramadaan Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda federalka ah ee Soomalaiya ayaa caawa shaacisay in barri ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakaysan , kadib markii wasaaraddu sheegtay in laga arkay…