1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Guddiga Doorashooyinka FEIT? Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka heer federaal ee FEIT iyo xoghayeyaasha guud labada aqal ee BJFS. Kulanka ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Maxkamadda Sare Ee Puntland Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne, kaas oo sumadiisu tahay Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Dowlad…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahad Salaad: Shirqoolo loo maleegay dad siyaasiin ah iyo AFGANBI 3aad oo u qorsheysan Farmaajo‼️ 1. 23-kii bishaan Maarso weeraradii iyo qaraxyadii ka dhacay Afisyoone iyo Beledweyne waxaa fududeeyay dad la yaqaano ilaa hadana wax tilaabo ah lagama qaadin, sababtoo ah waxay dowlada ku dhex…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe & Isbitaal Martini Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa kaalmo bani aadanimo gaarsiisay xabsiga dhexe ee muqdisho iyo isbitaalka martiine qeybta ay daganyihiin Curyaamiinta kusoo naafoowday Dagaalkii 77 Barnaamijkan ayaa qeyb ka ah mashruuca…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ma Jiraan Heshiisyo Qarsoodi ah oo uu Farmaajo galay 5-tii sano ee La Soo Dhaafay? Tan iyo markii uu Farmaajo noqday madaxweynaha Soomaaliya February 2017-kii, waxaa maalin walba soo ifbaxaya, oo dunida kale aan ka ogaannaa heshiisyo qarsoodi ah, uu la galay dalal shisheeye, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare Rooble: Gacantii Ikraan Tahliil Dishay ayaa Dishay Aamino Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayey xaflad baroordiiq ah oo habeenkii Arbacada loo dhigay xildhibaanaddii lagu dilay Baladweyn ee Aamino Maxamed ayaa sheegay in xildhibaan Aamino ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Ciidanka Ammaanka oo Qabtay Maandooriye iyo Dadkii Iibinayay Ciidamada ammaanka magaalada Gaalkacyo ee dowlad goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay gaari siday waxyaabaha maanka dooriya iyo rag ka ganacsanayey, kuwas oo ciidanku ay qabteen kadib howlgal la sameeyeen. Gaariga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamreeb:Ciidanka Booliiska oo Soo Bandhigay Koox Burcad ah Ciidamada Booliska magaalad Dhuusamreeb ee caasimadda maamulka Galgaduud ayaa caawa soo bandhigey rag burcad ah, kuwaas oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidamo ka sameeyeen deegaan hoosta taga caasimadda. Kooxdaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Rooble Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug? Ra’iisulwasaaraha xukuunadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweyne ku-xigeenka maamul Galmudug Cali Daahir Ciid, iyagoo kawada hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo la isku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Itoobiya oo Laga Soo Daayay Dhallinyaro ay Xirteen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa maanta sii daayey dhallinyaro ay maalinadii shalay ay kaxaysteen, kadib markii gobolka qarax lagula eegtay ciidamka, kaas oo dhaliyey khasaare kala duwan.…