1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka SEIT Somaliland oo Gudbiyey Xogta Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad Guddigii maamulayey doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Gobolada Waqooyi ayaa maanta guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIF waxaa uu ku wareejiyey agabkii iyo xogtii xildhibaannada. Doorashada xildhibaannada labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Laftagareen iyo Wafidiga Qaramada Midoobay? Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Qaramada Midoobay, gaar ahaan xuquuqda Aadanaha, waxaana horkacaysay madaxa uqaabisan Soomaaliya Isha Dyfan. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Bandhigay Xubin Ka Tirsan Alshabaab Taliska ciidanka xoogga dalka dowladda federalka Soomaaliya qeybta 60-aad ayaa maanta magaalada Baydhabo xarunta gobolka Bay kusoo bandhigay xubin ka tirsan Alshabaab oo ciidanku ay sheegeen inuu isku soo dhiibay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor oo Karinaya Mooshin uu Ku Tuurayo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Axmed Kaariye Qoorqoor oo ah madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa uu wadaa mooshin uu sifo sharci darro ah jagada uga qaadayo ku xigeenkiisa Ciid. Qoorqoor oo qaab sharaci darro ah markii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Nolosha Aabbihii 30 sano miiska lahaa Ee Ku Dhintay Qaraxii Baladweyne Allaha u naxariiste waxaa qaraxyo is xigxiga oo ka dhacay magaalada Baladweyne maalinimadii arbacada ahayd ee todobaadkii hore ku dhintay in ka badan 48 qof sida ay xaqiijiyeen maamulka Hirshabeelle.…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iscasilaad La’aan, Ciidanka Iyo Shaqaalaha Rayidku Ma Ku Biiri Karaan Sharci dajinta Dalka? Saddex taliye oo NISA soo maray, taliyeyaasha qeybta 60-aad iyo Asluubta iyo in ka badan 30 kale oo shaqaale heerar kala duwan oo NISA, xoogga dalka iyo booliiska ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Salaam Foundation Oo Maanta Daahfurtey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee Bisha Barakeeysan ee Ramadaan 2022 Munaasabad lagu daah furayey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee qeybaha nugul ee bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta Hormuud Salaam Foundation ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Homruud Salaam Foundation, Mudane…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda ICC Oo Loo Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Farmaajo, Fahad, Fareey, Jiis iyo Cabdiraxmaan Dheere Col. Cabdullaahi Maamed Nuur (Nasri) oo kamid ahaa saraakiishii hore ee ciidamada NISA Jubbaland ayaa sheegay in maxkamadda dambiyada adduunka uu u gudbiyay dacwad ka dhan ah Madaxweynihii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Gedo: Fashil Ku Yimid Waqtigii Loogu Talagalay Doorashada Garbahaarreey Waxaa maanta oo Talaado ah ku eg muddo laba todobaad ah oo ay guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT Jubbaland ay u qabteen in lagu qabanay doorashada 16-ka kursi ee deegaan doorashadoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cali Guudlaawe oo Ku Baaqay Ka Qeyb Qaadashada Dhismaha Isbitaalka Baladweyne Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle M Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Ibitaalka guud ee Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weerarro dhowaan ka…