1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Ra’iisulwasaare Rooble iyo Safiirka Ingiriiska? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster, iyaga oo kawada hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka ayaa waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magacyada 27 Wasiir oo Maamul Goboleedyada ah oo Ku Biiray Baarlamaanka Federal-ka, Warbixin 27 ka tirsan wasiirrada maamul goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ayaa noqday xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ah, iyada oo ku dhowaad 30 wasaarad ay qaarkood wasiir la’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraynka iyo Bank-ga Adduunka Oo Cabsi Ka Muujiyay Fashil Ku Yimaada Hanaanka Dhaqaalaha Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay hanaan dhaqaalaha Soomaaliya iyo taageerada caalmiga ah ee saaxiibada, taas oo hoos u dhac uu ku yimid tan iyo markii ay sii daba dheeraatay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baladweyne: Yaa Kusoo Baxay Kursiga HOP#058 ? Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka dalka, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#058, kaas oo deegaan doorashadiisu…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxay Tahay Dharbaaxada Aadka Loo Hadal Hayo Ee Uu Gaystay Actor-kaan Caanka Ah Jilaaga caanka ee ree Maraykan Will Smith ayaa xalay dharbaaxo masraxa dushiisa ah kula dhuftay Martigaliyihii xafladii Oscar-ka, ee majaajiliiste Chris Rock iyadoo si toos ah hawada looga daawanayay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyne: Ciidamo Gadoodsan Oo Xirtay Lama Galaay, Akhriso Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Magaalada Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka gadoodsan ay maanta xirteen afaafka hore ee laga galo xarunta lama galaay oo ay ku taallo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Golaha Shacabka ah oo Baladweyne Lagu Daaranayo,Yaa Ku Tartamaya? Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta Hiiraan lagu doorto kursi ka tirsan golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#058. Kursigaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Xijaar oo Amar Siiyey Taliyeyaasha Booliiska Gobolka Banaadir Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha iyo Saldhigyada 17-ka Degmo. Shirkaas ayaa looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Isugu Yeeray Hey’adaha Amniga Guddina Magacaabay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula yeeshay Muqdisho madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, waxaana uu faray…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Kursiga HOP#058 oo Dib U Dhacday Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#058, kaas oo lagu madlansanaa in doorashadiisu ay ka dhacdo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee maamulka…