2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor oo Noqday Hogaamiyaha Kaliya ee Ku haray Farmaajo iyo Shirkii Dhuusamareeb oo ku soo Dhammaaday Guuldarro Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ah midka keliya oo ilaa iyo hadda ku haray Farmaajo iyo Regime-kiisa ayaa todobaad gudahiisa tiro saddex jeer ku guuldareystay inuu xildhibaannada federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Askari Dil Gaystay Oo La Dilay Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa subaxnimadii hore ee saaka waxa ay dil toogasho ah ku fulisay Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere). Af-dheere ayaa loo haystay dilka allaah u naxariistee marxuum marxuum, Bootaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad Oo Ka Soo Baxaya Dagaal Al-shabab iyo Ciidamada Puntland Ku Dhexmaraya Gobalka Bari Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal tan iyo saaka ciidamada Puntland iyo ururka al-shabaab ku dhexmaraya deegaanka Af-urur ee hoostaga gobalka Bari. Inta la xaqiijiyay saddex askari iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Isbitaalkii oo Xirmay iyo Dhaawacyo Dayacan, Warbixin Tan markii ay qaraxyada ka dhaceen Baladweyn taasi oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof, kuna dhaawacmeen boqol kale ayaa waxaa xiran isbitaalka guud ee magaalada, oona ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Alshabaab iyo Ciidamada Puntland Oo Ku Dagaalamay Gobalka Bari Wararka laga helayo deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal uu saaka ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo xubna ka tirsan ururka al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Magacyada Musharraxiinta HOP#058 oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Shahaadada Musharraxnimada guddoonsiiyey musharraxiinta u tartamaysa kursiga tirsigiisu yahay HOP#058, waxaana ku tartami doona musharraxiin gaaraya ilaa Todoba, waxaana ku fadhiyey Baarlamaankii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Safarkiisii Maraykanka Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigi uu hoggaaminaayey oo maalimihii tagay safar ugu maqnaa waddanka Maraykanka, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, waxaana halkaas kusoo dhaweyey mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyey oo Muqdisho Ka Dhacay Qarax xoogan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, gaar ahaan halka wadada General Daa’uud uu kaga yaallo Masaajid Al-raxma, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannadii Lagu Doortay Koonfur Galbeed oo Shahaadada Xildhimaannimo Qaatay Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftagreen) oo maanta kulan la qaatay xildhibaannada la doortay ee labada aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa guddoonsiiyey Shaadada xildhibaannimo, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Ka Tirsan Alshabaab oo Isku Dhiibay Xoogga Dalka Taliska ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ee deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inuu maanta isku soo dhiibay xubin ka tirsan Alshabaab, kaas oo lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo ee…