2 daqiiqo Sheeko:War Madaxda NATO Oo Shir aan Caadi ahayn ka Yeelanaya Ruushka Hogaamiyayaasha wadamada reer galbeedka ayaa Khamiista maanta ku shirsan magaalada Brussels si ay uga wadahadlaan taageerada lagama maarmaanka ah ee dalka Ukraine ee dagaalka uu Ruushka kula jiro, halka Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:War Rooble iyo Madax kale Oo ku Tukaday Meydka Marxuumad Xil.Aamina Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u naxariistee xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ma Hardankii Siyaasadda ayaa Isku Badalay Dilal Qorsheysan? Dadka siyaasadda jiheeya ee loo yaqaan “Political Elites” ayaa si xooggan uga falceiyey labadii qarax ee shalay Muqdisho iyo Beledweyne ka kala dhacay kuwaas oo galaaftay nolosha dad badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Falcelin: Midowga Yurub, Madaxweyneyaal iyo Mas’uuliyiin Soomaali ah oo Isku Raacay in Aamino Loo Dilay Fikirkeeda Tan iyo xalay habeennimo Khamiis ah markii la dilay xildhibaan Aamino Maxamed, waxaa soo baxayey cambaareyn la xiriirta dilka iyada oo madaxda qaar ay ku eedeeyeen Villa Somalia, qaarna fikirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Marxuumad Aamino oo Lagu Aaasayo Muqdisho Waxaa socda diyaargarowga sidii meydka marxuumad Aamino Maxamed Cabdi, looga soo dejin lahaa, laguna aasi lahaa Muqdisho. Xildhibaan Aamino oo habeenimadii Khamiista ku geeriyootay qarax lagula eegtay Baladweyn, Hiiraan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisalwulsaare Rooble oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Xilidhibaan Aamina Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida allah unaxariistee Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi oo lagu dilay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana qoraal kooban uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo Caawa Qarax Lagu Dilay Allah unaxariistee waxaa caawa magaalada Baladweyne ku geeriyootay Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo ka tirsaneyd Baarlamaankii 10-aad ee Jamhuuriyadda federal Soomaaliya , kadib qaraxyo kadhacay magaalada. Xildhibaanadda ayaa geeriyootay, kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kadib Tartanka 9 Musharrax Yaa Kusoo Baxay HOP#063 ? Magaalada Baladweyne ee axarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey doorashada kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#063, kaas oo Baarlamaankii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Al-shabaab Oo Ka Dagaalamaya Gudaha Xalane Wararka naga soo gaarayo agagaarka xerada afisyooni ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar ku qadeen qayb ka tirsan airport Aden Cadde. Warar ay heshay Goobjoog News …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qoorqoor oo Dib Ugu Yeeray Xildhibaannada Laga soo Doortay Galmudug, Akhriso Ujeedka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa la sheegayaa in uu dib isugu yeeray xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee lagu soo doortay maamulkiisa, iyada oo la filayo…