1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isreal: Dad Mindi Lagu Dilay Booliiska dowladda Isreal ayaa xaqiijiyay in afar qof la dilay, kuwa kalena la dhaawaacay kadib markii nin mindi ku hubaysan uu weerar ku qaaday dad rayid ah oo ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka HOP#011 iyo HOP#063 Oo Saaka La Dooranayo Waxaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan lagu qabto doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Doorashada maanta oo ah mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Waajid Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar ay xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay maanta kusoo qaadeen degmada Waajid ee gobolka Bakool. Dagaal…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Doorashadii Garbahaarreey Oo Loo Wareejiyay Ceel-waaq Magaalada Ceel-waaq ee gobalka Gedo ayaa waxaa loo soo wareejiyay doorashada 16-ka kursi ee deegaan doorashadoodu ay aheyd magaalada Garbahaarreey. Ceel-waaq ayaa laga hirgeliyay teendhooyin loogu talagalay in ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maqaayado Lagu Iibiyo Shaaha Oo Laga Hirgeliyay Afaafka Hore Ee Xeebta Liido Xeebta liido oo kamida gobaha ay dhalinyarada xilliyada habeenkii ay u dalxiis tagaan ayaa waxaa qaar kamid ah gacnsatada soomaliyeed ay ka herglisay maqayado yaryar oo lagu iibiyo shaaha. Qaar…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Laftagareen Ficilkiisa iyo fahankiisa oo isburinaya!! Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagtagareen oo habeenkii axadda kula hadlay magaalada Baydhabo xildhibaannada lagu xulay maamulkiisa ayaa ku hadlay waxyaabo ka baxsan runta, isaga oo soo qaatay warar is burinaya.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Doorashada Laba Kursi Oo Baladweyne Ka Dhacayso Waxaa maanta oo Talaado lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan lagu qabto doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Doorashada maanta oo ah mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Ciidamada Duufaan Oo Dilay Askar Ka Tirsan Haramacad Ciidamo ka tirsan kuwa loo yaqaano Dufaan ee hoostaga taliska nabad sugidda Soomaaliya NISA, ayaa la sheegay in ay magaalada Muqdisho dil ugu gaysteen ciidamado ka tirsan kuwa booliiska Haramacad.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland Oo Soo Dhamaystirtay Kuraasta Deegaan Doorashada Koowaad Waxaa maagalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland maanta oo Isniin ah lagu soo gabagabeeyay kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Kuraasta maanta doorashadooda ay ka dhacday magaalada ayaa kala ah…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud’s EVC mobile money service celebrates ten years of transforming lives Hormuud Telecom’s EVC Plus service this week celebrated its 10th anniversary since its remarkable inception. Hormuud Telecom launched the service in 2011 to transform the country’s money transaction and increase…