1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo Dood Ka Keenay Isku Ekaanshiyaha Doorashada 2022 iyo 2004? Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa ka hadlay meelo ay isaga egyihiin doorashada baarlamaanka ee hadda socota iyo doorashadii 2004-tii isaga oo intaa raaciyey in gaboodfalada ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:War kadib Dagaalka Ukrain:-Shiinaha Oo Marin-biyoodka Taiwan Ku Wajahay Markab Dagaal Maraykan ah Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalalka Shiinaha iyo Maraykanku ayaa Jimcihii ka gudbay marin biyoodka Taiwan ee kala qaybiya jasiiraddaasi iyo dhulweynaha Shiinaha, sida ay sheegeen wasaaradaha difaaca ee Taiwan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Qalabka millatari ee Shiinuhu waa daandaansi lagu carqaladaynayo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan Somaliland ayaa ka hadashay saanad ciidan oo dowladda Shiinaha ay shalay oo Jimca ahayd soo gaarsiisay dowladda Soomaaliya. Agaasimaha guud ee madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile ayaa qoraal uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraasta kala ah HOP#124 iyo HOP#029. Labadaan kursi ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ah lagu doorto magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxuu Axmed Madoobe U Gudbiyey Midowga Yurub? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeybgalay kulan ay Lahayeen wakiilada midowga Yurub ee Soomaaliya oo lagaga hadlayay wakhtiga kala guurka ah ee howlgalka AMISOM, iyadoo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Noqotay Maamulkii 3-aad oo Soo Gabagabeeya Doorashada Golaha Shacabka. Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa uu noqday maamulkii sedexaad ee soo gabagabeeyey doorashada golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya , waxaana lagu soo idleeyey magalada Garowe doorashada 6-dii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiinaha oo Hub Ka Dejinaya Muqdisho Markab hub sida oo ay ka yimid dalka Shiinaha ayaa haatan waxaa uu taaganyahay dekadda weyn ee Xamar. Wafdi ka socdo dalka Shiinaha ayaa Khamiistii waxaa uu la kulmay ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Wakiilka China Ee Geeska Afrika? Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika Xue Bing, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Liiska Magacyada Musharraxiinta Kuraastii Ugu Dambaysay oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray jadwalka magacyada musharraxiinta kuraastii ugu dambaysay ee laga soo dooranayo Puntland, kuwaas oo ah lix kursi, waxaana doorashadooda lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadiniin Turki ah oo Muqdisho Qarax Lagula Eegtay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay galinkii dambe ee maanta Qarax xoogan, kaas oo si gaar ah uga dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, waxaana kasoo baxay…