3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QOORQOOR: NIN ISKA MAAHINAYA DULMIGA DOORASHO EE UU FALAY Madaxweynaha Galmudug oo taageerayaashiisa la hadlayey habeennimadii arbacada ayaa waxaa uu sheegay in si aanu waqti dambe u lumin, loo baahanyahay in horay loo galo dhaarinta xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah…
10 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo Goobjoog Kala Hadlay Doorashada, Cunaqabateyn Shakhsiyaad Soomaali ah, Al-shabaab, Abaaraha iyo Arrimo Kale Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André oo wareysi gaar siiyey warbaahinta Goobjoog ayaa uga warramay xayiraadda Washington ee shakhsiyaadka carqaladeeyey hannaanka doorashada, Al-shabaab, abaaraha, heerka xorriyadda hadalka iyo arrimo kale. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Antony Blinken: Waxaan Kordhineynaa Liiska Cunaqabateynta Fiisayaasha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay inuu kordhinayo tirade dadka ay Washington kusoo rogtay cunaqabateynta xagga safarada ah. “Mareykanku, waxaa uu si aad ah u taageersanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciddee ayaa Xaq u leh Isu Yeeridda iyo Dhaarinta Xildhibaannada BF ee Soomaaliya? Kadib markii maamullada Galmudug iyo Koonfur galbeed ay diideen amarka FEIT ee xildhibaannada iney keenaan dokementiyada, la hubiyo, ku dhawaaqaan natiijada rasmiga ah, kadibna lasoo xareeyo xildhibaannada, shahaaddo la siiyo,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mareykanka oo Soo Dhoweeyey Go’aankii Guddiga Doorashooyinka Dadban Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Soomaaliya ayaa taageero u muujisay jadwalkii kasoo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, waxaana qoraal kooban oo kasoo baxay safaaradda lagu ayiday jadwalka habeenimadii xalay guddigu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Liiska Odayaasha Dhaqanka 6 Kursi Oo La Shaaciyay Guddigga doorashooyinka dadban ee dowlad Goboleedka Punland ayaa shaaciyey liiska ergada guddiyada soo kala xulaya Ergada kala dooranaysa kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo Dhoweeyey Jadwalka Dhamaystirka Doorashooyinka Golaha midowga musharraxiinta ayaa soo dhoweeyey jadwalka dhamaystirka doorashada 2020-2022, ee uu soo saaray guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, waxaana qoraal kasoo baxay midowga lagu xusay in doorashada dib u dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo La Kulmay Guddigii Doorashada Galmudug Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta waxaa uu kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, iyo xubno ka tirsan guiddiga heer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Gobolka Gedo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lasoo warinayaa in dad Gaajo iyo Haraad ay ugu geeriyoodeen gudaha degmadaas, waxaana ilaa iyo hadda la sheegay geerida 5…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug iyo Koonfur Galbeed: Warka FEIT Waxa Uu Baal Marsan Yahay Sharciga Maamulada Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa ka horyimid qoraal dhawaan ka soo baxay guddiga doorashooyinka FEIT, kuwaas oo shaaciyay jadwal cusub oo lagu soo dhameynayo howlaha doorashooyinka labada aqalka. Qoraal…