1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Soo Gabagabeynaysa Doorashada Kuraasteeda Golaha Shacabka Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in magaalada Galkacyo lagu soo gabagabeeyo doorashada kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Saddex kursi oo ka dhiman kuraasta galmudug ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Soo Gabagabeynaysa Doorashada Kuraasteeda Golaha Shacabka Waxaa maanta oo Talaada ah magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeynaya doorashada golaha shacabka ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed. Todoba kursi oo ah kuwii ugu dambeyay ee baarlamaanka ka soo gala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Guuleystay Doorashadii Ka Dhacday Baladweyne? Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu doortay mid kamid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, kaas oo tirsigiisu yaahay HOP#004,oo horay guddigu u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Muqdisho Uga Furmay AMISOM iyo Taliska Xoogga Dalka Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayey hadlayey dhameystirka qorshaha AMISOM amniga dalka ugala wareegayaan Ciidanka dowladda federalka Soomaaliyaay, waxaana shirka ka qeyb galaya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso :- Nuxurka khudbadii Madaxweynaha Somaliland Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga Magaalada Washington, ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey xarunta Machadka caalamiga ah ee siyaasadda falanqeeya ee Heritage, waxaanu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Ka Hadlay Doon Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa uu ka hadlay Dooni bishaan bolowgeedii lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya, xili ay mareysay meel u dhaxaysan Xaafuun iyo Eyl ee deegannada dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Midowga Yurub oo Gaaray Koonfur Galbeed Guddoomiyahay golaha wakiillada Koonfurgalbeed ahna Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Faqi Ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ay hogaaminaysay safiirka Midowga yurub U-qaabilsan Soomaaliya Tiina Intelmann…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Rooble oo Markale Diray Baaq Ku Aadan Xaaladda Abaaraha Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu maanta kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka, isagoo kala shiray xaaladda abaaraha dalka oo maraysa meel khatar ah, dadka iyo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Saamaynta Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Uu Ku Yeeshay Sicirka Maciishadda! Waxaa maalmaha sare u kac laga dareemayaa qiimaha shidaalka iyo cuntada iyada oo sabab looga dhigayo dagaalka Ruushka iyo Ukrain, abaarta, Covid 19 iyo arrimo kale. Goobjoog News ayaa kormeer…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka DALKEENA WUXUU U BAAHAN YAHAY CIIDAN QARAN OO BADBAADIYA! Qalinka: Abukar Albadri Tani waa farriin ka socota muwaadin Soomaaliyeed oo ay danqeyso xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xilli uu dalkeena baahi aad weyn u qabo…