1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: Liiska Doorashada 7 Kursi Oo La Shaaciyay, Akhriso Yaaku Fadhiyo Hadda? Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska doorashada 7 kursi oo kami ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta gudiiga uu shaaciyey ayaa kala ah HOP#047, HOP#164, HOP#172, HOP#179,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Hirshabeelle oo Fasaxay Kuraas Horay Loo Hakiyey Guddiga doorashooyinka dadban ee SEIT Hirshabeelle ayaa shaaciyey in la fasaxay kuraas uu horay u hakiyey gudduga doorashooyinka heer federal, waxaana guddiga uu sheegay in xal laga gaaray cabashadii dhalisay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Heer Federal oo Hakiyey Kuraas Taalla Baladweyne Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa hakiyey doorashada kuraas katirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo deegaan doorashadoodu ay tahay dowlad goboleedka Hirshabeelle, sida lagu shaaciyey qoraal uu soo saaray.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cumar Filish oo Digniin u Diray Dadka Iibiya Maandooriyaha Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Hiliwaa uga qeyb galay ololaha wacyigalinta ka hortaga isticmaalka Maandooriyaha oo si joogta ah uga socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Dhaliyey Khasaare oo Ka Kacay Guri Ku Yaalla Xaafadda Howlwadaag Ee Baladweyne Dab oo xoogan oo khasaare hantiyadeed dhaliyey ayaa waxaa uu maanta ka kacay guri ku yalla xaafadda Howlwadaag ee magaalada Ba;adweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana markii dambe lagu guulaystay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada 6 Kursi Oo Baydhabo Lagu Doortay Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Waxaa maalintii 14-aad galay duulaanka uu ruushka ku qaaday dhigiisa dalka ay oodawadaagga yihiin ee Ukraine, xilli xukuumadda Moscow ay dhaqdhaqaaqyo hor leh ka waddo magaalooyinka Kyiv hoostaga. Xisbiga haayo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa U Tartamaya Kuraasta Baydhabo Lagu Dooranayo? Waxaa maanta oo Arbaco ah magaalada Baydhabo lagu qabanaya doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Koonfur galbeed. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Jadwalka Doorashada Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta guddiga ay shaaciyeena ayaa kala ah HOP#038, HOP#069 iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hooyo iyo Wiil Ay Dhashay Oo Ku Dhintay Dalka Australia Wararka laga helayo magaalada Sydney ee dalka Australia aya sheegaya in dad Soomaali ah oo ku sugan magaalada uu khasaaro xooggan ka soo gaaray daadad ku dhuftay Sydney iyo deegaanada…