3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Su’aal! Cag Kala Bixi La’aanta Farmaajo ee Dooxa!! Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan socdaal ku jooga dalka yar ee Khaliijka dhaca ee Qatar, waana booqashadii labaad muddo saddex bil ah. Warka rasmiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle oo Hakiyey Soo Xilista Ergada Laba Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee maamulka goboleedka Hirshabeelle ayaa hakiyey liiska guddiga loo diiwaan geiyey soo xulista ergada dooranaysa kuraas horay guddiga uu u shaaciyey, kuwaas oo tirsigoodu kala yahay HOP#010…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Khasaare Garystay oo Ka Dhacay Baladweyne Dagaal geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxaa uu dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii ay dagaalameen ciidammada ilaalada madaxtooyada Baladweyne iyo kuwa maleeshiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Digniin U Dirtay Dadka Hubka Kuwata Deegaanadeeda Wasaaradda Amniga dowlad gobaleedka galmudug ayaa digniin u dirtay dadka hubka sharci darada ah ku dhex haysta gudamaha caasimadda Dhuusamareeb. Shir jaraa’id oo magaalada dhuusamareeb ay ku qabatay wasaaradda amniga…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Waxaa maalintii 13-aad galay duulaanka uu ruushka ku qaaday dhigiisa dalka ay oodawadaagga yihiin ee Ukraine, xilli xukuumadda Moscow ay dhaqdhaqaaqyo hor leh ka waddo magaalooyinka Kyiv hoostaga. Waxaa inta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Odayaasha Dhaqanka 3 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo ergada soo dooranaysa xildhibaanada saddax kursi. Kuraastaan oo kala HOP#010, HOP#030 iyo HOP#066 ayaa lagu dooranayaa maalmaha soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Amniga Looga Hadlay oo Ka Dhacay Boosaaso Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Boosaaso kula qaatay Saraakiisha Ciidamada Amniga Puntland, Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay wasiirka Amniga maaulka, xubno ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe oo Dhul Ku Wareejiyey Hay’adda Socdaal iyo Jinsiyadaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Maxamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo xubno kale oo ka tirsan Hay’adda, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Arrinta Gedo Oo Garbahaarreey Loo Diiday! Maamulka degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo, taas oo ah deegaan doorashada labaad ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay baaq u direen shirkkada diyaarada, iyaga uga digay iney soo qaadaan guddigii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Ka Tirsan Madaxtooyada Puntland oo Shil Ku Gashay Gobolka Nugaal Shil geystay khasaare igu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaartay Askar ka tirsan ciidamada Madaxtooyada dowlad ayaa maanta waxaa uu ka dhacay duleedka magalada Garowe ee gobolka Nugaal , waxaana…