2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deegaan Doorashada Labaad Ee Galmudug oo Barri Lagu Doorayo Shan Kursi Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo deegaan doorashada labaad ee DGG ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta barri ah lagu doorto 5 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaaka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Shaacisay Liiska Dhaqan Soo Xulaya Ergada Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta shaaciyey odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada yaridka ah ee soo xulaysa Ergada kala dooranaysa lix kursi oo katirsan golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sucuudiga Oo Deeq Raashin ah Ku Wareejisay Dowladda Soomaaliya Dowladda Suciidiga ayaa maanta dowladda Soomaaliya waxaa ay ku wareejisay deeq loogu talogalay dadka Abaaraysan, waxaana dowladda Soomalaiya deeqda u guddoomay Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, kadib munaasab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqa Muqdisho oo Daahfuray Mashruuca Dhismaha Waddada DR Kadare Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha waddada DR Kadare, waddadaas oo tagi doonto Xeebta Dahab Mariina Beach. Dhismaha waddadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Bosaaso: Sanaadiiqdii Codbixinta Oo Aan Maanta Midna La Furin! Waxaa maanta oo sabti ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lagu doortay doorashada 16 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la doortay ayaa waxaa ku soo…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Doorashada Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu doortay 16 kursi, kuwaas oo katirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo horay guddiga ay u shaaciyeen doorashadooda. 1: Kursiga tirsigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Jadwalka Doorashada 5 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey dhaqanka soo xulaya ergada kala doranaysa shan kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo deegaan doorashadoodu ay tahay…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Maanta Lagu Dooranayo Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu dooranayaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamanka 11-aad ee federalka Soomaaliya, kuwaas oo habraacooda horay uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Qiimeynta Garbahaarrey oo Kulamo Ka Bilaabay Kismaayo Guddiga dhowaan Ra,iisalwasaare Roole u magacaabay qiimaynta deegaan doorashada Labaad ee dowlad goboleedka Jubbland ee degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa Kismaayo ka bilaabay kulamo ay la yeelanayaan bulshada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Koorfur Galbeed oo Shaaciyey Doorashada Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta shaaciyey qabasha doorashada 6 kursi kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuriyadda fedelka ah ee Soomaaliya,…