2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Saxiixay Hindise Sharciyeedyo Dhowr ah Madaxwaynaha dowlad galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta saxiixay hindise sharciyeedyo dhowr ah , kuwaas oo horay u meel mariyeen golaha wasiirada iyo golaha wakiillada maamulka Galmudug,waxaana ay gaarayaan ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cawaaqib Xumada Dagaalka Ukrain Oo Durba Laga Dareemay Ruushka Qiimaha lacagta Ruushka ee Ruble ayaa hoos u dhacay heerkiisii ugu hooseeyay tan iyo horraantii sannadkii 2016-kii, kaddib markii madaxweyne Vladimir Putin uu amar ku bixiyay in ciidamada Ruushka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Yahay Nidaamka SWIFT ee Putin Ka baqayo In laga Saaro Dalkiisa..? Wasiirka Arimaha Dibada Hungary Péter Szijjártó Aya iska fogeeyay inay hortaaganyihiin cunaqabateyno lala damacsanyahy Ruushka, oo ay qeyb ka tahay in Moscow laga saaro nidaamka Maaliyadda caalamiga ah SWIFT. Waa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka France, UK iyo Wadamada Yurub Oo Taageeraya Ukraine James Heappey oo ah wasiirka ciidamada qalabka sida ee boqortooyada Inkiriiska ayaa shegay in UK iyo 25 waddan oo ka tirsan qaaradda yurub ay ku heshiiyeen in gargaar bini’aadanimo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle : Liiska Doorashada 11 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hergalinta dooroshooyinka SEIT ee Hirshabeele ayaa shaciyay liiska 11-kursi oo kamida kuursta golaha shacabka ee deegan dooroshadooda ay tahay magaalda baladwayne. Kuraasta la shaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#010,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guutada Soomaaliya Oo Ka Dhax dagaalameysa Ukraine Waxaa cirka isku sii shareeray xiisadda dagaal ee u dhaxeeyso dalalka wada dhaca bariga qaarada yurub ee Ukraine iyo Russia. Dagaalka ayaa xiiso sii yeeshay kadib markii ay gudaha u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka Oo Magalooyin Horleh Kala Waregay Ukraine, Akhariso Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Dagaalka Ciidamada ruushka ayaa gudaha u galay magaalada Melitopol ee dhacda koonfurta bari ee gobolka Zaporizhzhya, ee dalka Ukraine, sida ay sheegtay wasarada difaaca ee ruushka. Ruushka ayaa la shegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington: Waxaan Hadda Ku Soo Rogeynaa Xanibaadda Dhanka Socdaalka Ah Ee Shaqsiyaadka Wiiqaya Dimoqraadiyad Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda ee dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in ay ku dhaqaaqeyso fulinta xayiiradda dhanka Viisaha ee shaqsiyaadka ku lugta leh dib u dhaca doorashada iyo dimuquraaddiyadda Soomaaliya. War ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baladweyne: Doorashada Lix Kursi Oo Dib Loo Dhigay ! Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid doorashada lix kursi oo maanta lagu dooran rabay magaalada Baladweyne. War ka soo baxay guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso:Xildhibaannada Banaadiriga ee Kusoo Baxay Doorashadii Muqdisho Waxaa maanta magaalada caasmadda ah ee Muqdisho lagu doortay shantakursi Beelaha Banaadiriga ku matalaysa golaha Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo ku jira maalmihii ugu dambaysay dooshadiisa.…