1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyey Shirka Amniga Amarna Siiyey Ciidammda Xoogga iyo AMISOM Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xooninta amniga dalka, iyo dardargelinta sugidda amniga Muqdisho iyo adkaynta amniga Doorashada. Shirka oo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 8 Maalin Kadib Jirdilkii Weriyeyaasha: Taliyihii Haramcad iyo Askartii oo Xor Ah iyo Qalab La La’yahay! Siddeed maalin ayaa laga joogaa markii ciidamo ka tirsan Haramcad ay bahdil iyo jirdil isugu dareen weriyeyaal afar ahaa oo ka shaqeynayey warbaahinta Muqdisho. Goobjoog News ayaa ogaaday in sarkaalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 3 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka iyo habraaca doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#078, HOP#012…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gedo Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Garbahaarrey Guddoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa war ka soo saaray xaaladda doorashada magaalada garbahaarey ee Gedo. Buulle ayaa sheegay in loo baahan yahay in ay Gedo ka dhacdo doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isreal Oo Markii Ugu Horaysay Nin Muslim Ah Xil Sare U Magacaawday Khaled Kabub ayaa loo magacabay kursi joogta ah oo ka tirsan maxkamadda sare ee Isreal, waxa uuna noqday muslimkii ugu horeyay ee xilkaas loo magacaabo. Dadka Isreal ayaa in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Sheegay In Gacanta Lagu Dhigay Dad Ka Dambeeyey Weerarro Ka Dhacay Muqdisho Booliiska Soomaaliya ayaa ka warbixiyey weerarro maanta lagu qaaday dhowr saldhig oo ka tirsan gobolka Banaadir, kuwaas oo lagu qaaday weerarro loo adeegsaday Bam-gacmeedyo, iyadoo uu dhaawac kasoo gaaray afar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Duleedka Garowe Shil geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa waxaa uu maanta ka dhacay duleedka magaalada Garowe ee gobolka Nugaal, kadib markii uu rogmaday gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo: Sheekh Qarax Lagu Dilay Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goordhaw qarax xooggan uu ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo. Qaraxa oo ahaa mid lagu xiray gaari ayaa lala eegtay Sheekh Cabdinasir…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Natiijada Xildhibaannada 5-ta ah ee Maanta Lagu Doortay Kismaayo Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa maanta lagu doortay 5 kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: 5 Kursi Oo Kismaayo Lagu Dooranayo, Akhriso Yaa U Tartamaya ? Waxaa maanta oo Talaada ah magaalada Kismaayo lagu qabanayaa doorashada 5 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#072, HOP#079, HOP#112, HOP#130 iyo…